Wednesday, May 1, 2024

Quburada dhanka amniga oo ka digay adeegsiga Alshabaab ee diyaaradaha Droneska

Kornayl David Peddle oo ah sarkaal howlgab ah oo horay uga tirsanaan jiray ciidamada milateriga ee dalalka Koonfur Afrika iyo Ingiriiska ayaa xaqiijiyay in...

Taliyaha Cusub ee Booliiska Gobolka Banaadir oo Maanta la magacaabay

Taliyaha ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Jenaraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa Maanta wareegto kasoo baxday Xafiiskiisa waxa uu ku magacaabay taliyaha guud ee qeybta Booliiska...

Soomaaliya iyo South Sudan oo berito wada cayaaraya finalka tartanka CECAFA

Soomaaliya iyo South Sudan ayaa taariikh sameeyay tartanka CECAFA ee 17 jirada, ka dib markii ay labada xulba u soo baxeen finalka tartankan. Soomaaliya ayaa...

Ciidamada dowladda oo isaga baxay deegaanka iyo Shabaab oo dib ula wareegtay

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ee labadii maalin ee lasoo...

Meydad iyo hub farabadan oo laga furtay Al-shabaab oo lagu soo bandhigay Deegaanka Ceelhareeri

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dib u xureynta deegaanka oo Shalay dagaal culus kula galay Al-shabaab deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan ayaa Maanta...

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo balan qaad muhiim ah u sameyay Ciyaartoyda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulan dhiirigelin iyo taageerid ah la qaatay Xulka Qaranka kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu...

Xulka Qaranka Soomaaliya oo Galabta ku guuleystay Koobka Ciyaaraha Bariga iyo Bartamaha ee Cecafa

Waxaa goordhaw soo gabagaboobay Ciyaar xiiso badneyd oo dhexmartay xulalka qaranka dalalka Soomaaliya iyo South Sudan ee da'doodu ka hooseyso 17-sano. Xulka qaranka wadanka Soomaaliya...

DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

Labo Qarax oo culus ayaa Caawa fiidkii ka kala dhacay qeybo kamid ah magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya. Qaraxa 1aad ayaa laga soo wariyay...

Booliiska Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyay qaraxyadii Maanta ka dhacay Muqdisho

Afhayeenka ciidanka Booliiska Soomaaliya Gaashaanle Sadiiq Aadan Cali Doodishe ayaa faahfaahin hordhac ah ka bixiyay Qaraxyo culus oo Maanta ka dhacay Isgoyska Soobe ee...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka ka socda Sh/dhexe

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Manta ah inay ku baxaan Saraakiil Ciidan iyo Odayaal dhaqan labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan ku...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...