Wednesday, May 1, 2024

Wararkii ugu dambeeyay dagaal beeleedka ka socda Sh/dhexe

Waxaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ee Manta ah inay ku baxaan Saraakiil Ciidan iyo Odayaal dhaqan labadii maleeshiyo Beeleed ee dhawaan ku...

DEG DEG:- Dagaalo Culus ayaa haatan ka socda deegaanada Yasooman iyo Beerayabaal ee gobolka...

Wararka naga soo gaaraya deegaanada Yasooman iyo Beerayabaal oo dhinaca Waqooyi bari kaga beegan degmada Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in haatan ay...

DEG DEG:- Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo goordhaw dagaal Culus kula wareegay deegaanka Ceelhareeri

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii Maanta ku dhexmaray deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo...

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay dagaalo culus oo ka dhacay Masjid Cali Gaduud

Dowladda Soomaaliya ayaa maanta warbixinta buuxda kasoo saartay dagaaladdii ka socday gobolka Shabeeladda dhexe, waxayna sheegtay in ciidamada qalabka iyo kuwa deegaanka oo taageero...

Dowladda oo shaacisay in 200 oo dagaalame looga dilay Al-shabaab dagaalkii Shalay ka dhacay...

Dowladda Soomaaliya ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay dagaal khasaare culus geystay oo ciidamada Xoogga iyo Al-Shabaab shalay ku dhexmaray deegaanka Jicibow ee gobolka...

10 sano kadib oo Al-shabaab lagala wareegay deegaanka Booco ee gobolka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Booco ee gobolka Hiiraan oo qiyaas ahaan magaalada Baledweyne kaga beegan dhanka Koonfureed ilaa 45 KM ayaa sheegaya in...

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo goordhaw la dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhacay laba qarax oo aad u waaweyn oo daqiiqado kooban ay u dhaxeeyeen, kuwaas oo lasoo sheegayo in lagu...

Ciidankii ugu badnaa oo Muqdisho ka baxay, kuna wajahan dagaalada ka dhanka ah Shabaab

Ciidamo ka tirsan xoogga dalka Soomaaliyeed oo aad u hubeysan ayaa ka ambabaxay magaalada Muqdisho, islamarkaana la sheegay iney kusii jeedan furimaha hore ee...

Galmudug oo guul ka sheegatay dagaalkii Maanta ka dhacay deegaanka Qaayib ee gobolka Galgaduud

Wasiirka Warfaafinta maamulka Galmudug Axmed Shire Falagle ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal culus oo saakay aroortii hore ka dhacay deegaanka Qaayib...

Sawirro: DANAB oo burburiyey xaruntii ugu weyneyd ee qaraxyada ee Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta burburiyay Saldhigii ugu weyna ee argagixisada Al-Shabaab ay ku diyaarin...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...