Saturday, April 20, 2024

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaan muhiim ah

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya oo garab ka helayay ciidamada maamulka Jubbaland ayaa maanta la wareegay magaalada Xagar ee gobolka Jubbada Hoose, halkaas oo sannadihii...

Askari horay u dilay Taliyahiisii oo Maanta Toogasho lagu fuliyay

Waxaa saakay oo Jimco ah Maxkamada darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Askari ka tirsana ciidanka xoogga...

Ciidanka dowladda oo howlgalo culus ka sameeyay Shabeellaha Hoose

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa howlgalo xoogan ka sameeyay inta u dhaxeysa deegaanada Gandarshe iyo Arbacow oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose. Howlgalka ayaa la...

Nin Xaaskiisa 12 sano u diiday iney guriga ka baxdo iyo sababta

Nin u dhashay dalka Jarmalka ayaa la xiray kaddib markii la sheegay in xaaskiisa uu muddo 12 sano ah guriga ku xabisay. Lammaanahan ayaa ku...

Mareykanka oo war kasoo saaray arrimaha doorashooyinka Puntland

Dowladda Maraykanka ayaa soo dhoweysay doorashooyinka qof iyo cod ee Puntland qorsheynayso inay ka dhacdo 37 degmo, Doorashadaas oo ah mid heer deegaan ah. Qoraal...

Ra’iisul Wasaare Xamse oo kulan la qaatay Lataliyaha Madaxweynaha Maraykanka

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Lataliyaha Dimuqraadiyadda iyo Xuquuqul Iinsaanka Wasaaradda Arrimaha Dibadda Maraykanka Mudane Xamse...

Maxaa ka jira in wasiiro ka tirsan Koofur Galbeed ay dirqi kaga badbaadeen Shabaab

Wasiirka Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ,Ilyaas Cali ayaa wax lagu qoslo ku tilmaamay sheegashada ah in Alshabaab ay ciidamo ka tirsan Nabadsugida...

Dowladda Serbia oo balan qaad muhiim ah u Sameeysay Soomaaliya

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Abshir Cumar Haruuse oo howlo shaqo u jooga dalka Serbia ayaa kulan la qaatay...

Xogayaha guud ee Qaramada Midoobay oo goordhaw Muqdisho gaaray

Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gueters iyo wafdi uu horkacayo ayaa goor dhow soo gaaray Magaalada Muqdisho caasimada Somalia. Antonio Gueters iyo wafdigiisa ayaa...

Dowladda Fedaraalka oo gargaarkii ugu horeeyay u dirtay dadkii ka barakacay Baledweyne

Iyadoo magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ay ka jirto xaalado nololeed oo ka dhashay fataahada wabiga Shabeelle uu ka sameeyay xaafadaha oo sababtay...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...