Madaxweynaha Kenya oo ku dhawaaqay talaabo ka dhan ah Shabaab
Madaxweynaha dalka Kenya William Ruto ayaa sheegay in dagaalka lagula jiro argagixisada Geeska Afrika uu u baahan yahay dadaal wadajir ah.
Willian Ruto ayaa xusay...
Warmurtiyeed laga soo saaray shirka Madaxda dalalka safka hore oo Muqdisho ka dhacay
Shir madaxeedka dalalka safka hore uga jira dagaalka Alshabab ayaa lagusoo gabagabeeyay magaalada Muqdisho, waxaana kasoo baxay war murtiyeed ay ku midaysan yihiin madaxda...
Madaxweynaha Jabuuti oo goordhaw soo gaaray Muqdisho
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Muqdisho waxa uu ku soo dhaweeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle oo...
Hoobiyeyaal lagu garaacay Muqdisho oo Maanta martigalineysa shir Caalami ah
Inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay jugta tiro hoobiyeyaal oo la tilmaamay iney ku dhaceen qaar kood xaafadaha ku yaala agagaarga Xarunta...
Muqdisho oo Maanta Martigalineyso Shirweyne Caalami ah
Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacaya shir u dhaxeeya Madaxda Dowladaha Soomaaliya, Jabuuti, Itoobiya & Kenya oo ay uga hadlayaan Amniga Dalka, Xoojinta la...
Shirka Wasiiradda Gaashaandhiga dalalka Safka hore oo Muqdisho ka furmay
Waxaa si rasmi ah goordhaw magaalada Muqdisho uga furmay shirka Wasiiradda Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha ciidamada dalalka Soomaaliya, Jabuuti, Kenya iyo Itoobiya ee la isku...
Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay shirweyne Maanta ka furmaya Muqdisho
Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa war rasmi ah kasoo saartay shirweyne Ka dhacayo gudaha magaalada Muqdisho oo ay ka qeybgalayaan madaxda dalalka ciidamadooda ka joogaan...
Odayaal Shabaab lasoo heshiiyay oo Baledweyne lagu xiray
Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya gaar ahaan guutada 5-aad qeybta 27-aad ayaa magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan Shalay galinkii dambe ku xirtay Odayaal la...
Dagaal culus oo ka dhacay Tuulada Ceelgorof ee gobolka Galgaduud
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo Xalay Tuulada Ceelgorof oo ka mid ah tuulooyinka hoostaga deegaanka Waxbo ee gobolka Galgaduud ku...
Muqdisho oo Maanta martigalineysa shir caalami ah
Soomaaliya ayaa maanta martigelineysa shir ay magaalada Muqdisho ku yeelanayaan Wasiiirrada Gaashaandhigga iyo Taliyeyaasha Ciidammada ee dalalka deriska, loona yaqaano Dalalka Safka Hore....