Tuesday, May 28, 2024

Halyeeyga Kubadda Cagta Aduunka Pele oo geeriyooday

Halyeygii kubadda cagta aduunka ee xulka qaranka dalka Brazil Pele ayaa u geeriyooday xanuunka Kanser-ka iyo xanuuno kale oo uu la ildarnaa mudooyinkii dambe...

Dalalka ka qeybgalay Koobka Aduunka iyo Lacagaha ay abqql marin ahaan u helayaan

Xulka dalka Argentine ee ku guulaystay koobka adduunka ayaa la siinayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa illaa $42 milyan oo dollar oo loo marinayo...

Marocco oo noqotay dalkii ugu horeeyay oo Afrikaana oo u gudba wareega Semafinalka

Xulka Kubbada Cagta dalka Marocco ayaa Xalay guul taariiqi ah ka gaaray kulan xiiso badan oo ay la ciyaareen dhigooda xulka kubadda dalka Portugal...

Canada oo 36 sano kadib Maanta ciyaari doonta Koobka Kubadda Cagta Aduunka

Xulka qaranka Wadanka Canada oo ugu dambeysay in Koobka Adduunka Ciyaaraan 36 sano kahor ayaa maanta kulankooda ugu horreeya ee heerka Guruubyada la kulmaya...

Madaxweynaha Soomaaliya oo bilad sharaf ku guddoon siiyay ciyaartooyda qaranka ee 17 jirada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...

Raysal Wasaaraha Soomaaliya oo balan qaad muhiim ah u sameyay Ciyaartoyda Soomaaliya

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre ayaa kulan dhiirigelin iyo taageerid ah la qaatay Xulka Qaranka kubadda Cagta Soomaaliya ee da’doodu...

Soomaaliya iyo South Sudan oo berito wada cayaaraya finalka tartanka CECAFA

Soomaaliya iyo South Sudan ayaa taariikh sameeyay tartanka CECAFA ee 17 jirada, ka dib markii ay labada xulba u soo baxeen finalka tartankan. Soomaaliya ayaa...

Maxaa Xalay Kala Qabsaday Achraf Hakimi Oo Qadiyada Falastiin U Dooda Iyo Jamaahiirta Yuhuuda?

Garabka daafac ee kooxda Paris Saint-Germain ee Achraf Hakimi ayay ku ooriyeen jamaahiirta kooxda Israel metelaysay ee Maccabi Haifa kulankii xalay labada dhinac dhex...

Xiddiga Chelsea Iyo Man City Ku Tartamayaan, Liverpool Oo Saxeexeedii Cusbaa Durba Caydhinaysa &...

Manchester United ayaa doonaysa inay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak ku bedesho midkeeda haatan ee David de Gea. (Jeunes Footuex – in French) Manchester...

Manchester United Oo £70 Milyan Gacanta Ka Saartay Erik Ten Hag & Xiddiga Uu...

Erik ten Hag ayaa loo dhiibi doonaa ugu yaraan £70 milyan oo Gini oo uu bisha January kaga soo adeegto suuqa iibka ciyaartoyda, laakiin...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...