Thursday, May 2, 2024

Madaxweynaha Jubbaland oo Maanta kormeer ku tagay deegaanadii laga saaray Al-shabaab

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ee Kumaandooska Dabab iyo Gorgor ayaa Maanta Ururka Al-shabaab kala wareegay deegaanka Cali Afrax oo ka mid ah deegaanada hoostaga...

Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo ka wada Koonfurta Baledweyne

Howlgal qorsheysan uu hor, kacayo Gudomiyaha gobolka hiran cali jeyte cismaan aya kasocda tuloyinka dhaca kofurta Magalada beledweyn ee dhanka jinka ...

Dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu dilay Jubbada Hoose

Ciidamada Kumaandooska Danab oo kaashanaya saaxiibada Caalamiga ah ayaa weerar qorsheysan ka fuliyay deegaan qiyaastii 60 KM dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in todobaad gudahiis la dilay 200 oo Shabaab ah

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Jenaraal Cabdullaahi Cali Caanood oo Maanta la hadlay warbaahinta dowladda ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgaladii ugu...

3,000 oo Macawiisleey ah oo lagu soo bandhigay duuleedka degmada Guriceel

Waxaa duuleedka degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud lagu soo bandhigay ciidamo Macawiisleey ah oo aad u farabadan, kuwaas oo la sheegay in loo diyaariyay...

Haweeney dhacdo argagax leh ka geysatay magaalada Gaarisa

Dhacdo murugo leh isla markaana hadal hayn ka dhalisay baraha bulshada, aya ka dhacday magaalada Garissa ee gobolka Waqooyi Bari Kenya, taas oo ah...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...