DEG DEG:- Qaraxyo xoogan oo Caawa ka dhacay magaalada Muqdisho

0

Labo Qarax oo culus ayaa Caawa fiidkii ka kala dhacay qeybo kamid ah magaaladda Muqdisho, ee Caasimadda dalka Soomaaliya.

Qaraxa 1aad ayaa laga soo wariyay dhanka Xaafadda Ceelqalow, ee degmada Wadajir, waxaana la ogeyn khasaaraha iyo nooca uu ahaa, balse jugta meelo fog aya alaga maqlay.

Qarax kala ayaa isna laga maqlay magaalaada isla Caawa fiidkii abaare 7:30 PM, kaasoo sida la sheegay ka dhacay meel ku dhaw xarunta maamulka degmada Xamar Jajab.

Waxay imaanayaan qaraxyada xili Al-Shabaab meelo badan laga saarey gobollada dhexe, oo Kooxda isku dayayso inay culeyso saarto Muqdisho, si ay dowladda ugu mashquuliso.

Fahfaahin, kala soco wararka dambe.

SHARE

LEAVE A REPLY