Thursday, April 18, 2024

WAR DEG DEG AH: Kooxo Hubeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay Magaalada Beledweyn ee...

Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa gudaha magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiran waxa ay ku dileen allaha u naxariistee ganacsade Marxuum Farax Mohamed...

Dowladda Soomaaliya oo saartay Fariin farxad galineysa dagaalyahanada Al-shabaab

Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Kooxda Al-Shabaab in ay isku soo dhiibaan ciidamada ammaanka Soomaaliya si looga fogaado in la dilo,iyadoo dowladduna ay...

DEG DEG:- Al-shabaab oo Maanta gubtay guryahii iyo Ceelbiyoodki deegaanka Ceel jiqoow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Jiqoow oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo bilad sharaf ku guddoon siiyay ciyaartooyda qaranka ee 17 jirada

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo munaasabad maamuus ah ugu sameeyey Madaxtooyada Qaranka, xulka 17 jirrada ah ee ku guuleystay Koobka...

DEG DEG:- Guddoomiyahii degmada Qoryooleey oo goordhaw qarax lagu dilay

Guddoomiyihii degmada Qoryooley ee Gobolka Shabeellaha Hoose ee Maamulka Koonfur Galbeed Saciid Ibraahim Xasan ayaa goor dhow qarax miino nooca dhulka lagu aaso waxaa...

Soomaaliland oo ka walaacsan safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay dalka Mareykanka

Saacado kooban kadib markii uu madaxweynaha Soomaaliya gaaray dalka Mareykanka oo uu la kulmay Pentagon dalkaasi, waxaa qeylo dhaan afka furtay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka...

DEG DEG:- Dagaal lagu dilay 45 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo Caawa ka...

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay halkaasi ku dileen 45 ka tirsan Al-shabaab. Taliyaha...

Maxaa kasoo kordhay xaalada deegaanka Masjid Cali Gaduud oo dagaalo kulul ka dhaceen

Ciidamada dowladda federalka iyo kuwa beesha Mudulood oo iskaashanaya ayaa gacanta ku dhigay tuulada masaajid Gaduuud, kadib dagaal xooggan oo shalay galab halkaasi ka...

Ciidanka la baxay Caano ka dhan oo ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Shabaab

Degmada Ceelbarde ee gobolka Bakool waxaa Maanta dhoolatus diyaar garoow ah oo ku aadan la dagaalanka Al-shabaab kusoo bandhigay ciidamo la baxay Caano ka...

DEG DEG:- Kala carar xoogan oo ka bilaawday degmada Moqokori ee gobolka Hiiraan

Wararka nagasoo gaaraya degmooyinka Maxaas iyo Buulaburte ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa dib u xoreynta deegaanka iyo ciidanka dowladda...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...