Monday, May 6, 2024

Soomaaliya oo ka qeyb gashay shirka dhacay dalka Masar

Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha JFS u qaabilsan Gurmadka Abaaraha Md. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka qayb-galay shir ay si wadajir ah u soo...

Madaxweyne Shariif “Colaad waxaa ugu daran mida qaraabo dhexmarta”

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan deegaanka Burka Diirimeed oo uu ka socda shir lagu heshiisiinaayo beelo walaalo ah...

Maxaa kasoo baxay shir xasaasi ah oo ka dhacay degnada Maxaas

Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxaa Maanta shir looga hadlaayay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab iyo amniga guud ee gobolka Hiiraan ku...

Madaxweynaha Jabuuti oo khudbad cajiib ah ka hor jeediyay Baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha dowladda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Maanta khudbad xasaasi ah ka horjeediyay Xildhibaanadda labada Aqal ee Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya, isagoona ku dheeraaday ka...

Xeer Ilaalinta qaranka oo shaacisay magacyada 18 xubnood oo ku eedeysan Musuq

Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka Suleymaan Maxamed Maxamuud oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa shaaciyay liiska 18-qof oo isugu jira masuuliyiin...

Hoggaamiyaasha ciidanka ku dagaalamaya Suudaan oo gaaray heshiis hordhac ah

Madaxda Ciidamada ku dagaalamaya Jamhuuriyadda Suudaan tan iyo 15kii April 2023 ayaa markale ku heshiiyay in la waqti dheereeyo oo muddo 5 cisho dheeraad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo amar ku bixiyay in gobolka Banaadir lagu beero 100,000 geed mudo...

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta daah furay qorshaha Qaran ee Soomaaliya cagaar ah, isagoona ku beeray guriga Umadda Soomaaliyeed geed...

Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheegoow oo Muqdisho gilgilay

Dibadbaxayaal ka caraysan xarigga Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal la dagaalamay ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho kaas oo shalay la soo qabtay ayaa...

Maxaa Maanta ka jira gobolka Galgaduud oo aadan ogeyn

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgallo xooggan kawada deegaanno katirsan gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa hoostaga Magaalada...

Dowladda Soomaaliya oo saartay Fariin farxad galineysa dagaalyahanada Al-shabaab

Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Kooxda Al-Shabaab in ay isku soo dhiibaan ciidamada ammaanka Soomaaliya si looga fogaado in la dilo,iyadoo dowladduna ay...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...