Sunday, May 19, 2024

Dab khasaare badan dhaliyay oo ka kacay Suuqa Kismaayo

Dab xoogan ayaa waxaa uu ka kacay suuqa Shidaalka ee Imbilitooriya ee magaalada Kismaayo ee gobolka Jubbada hoose. Khasaare u badan burbur hantiyadeed ayaa ka...

Saraakiil ajaaniib ah oo ku biiray shirka ka dhanka ah Al-shabaab ee Muqdisho ka...

Shirka madasha Soomaaliya iyo dalalka safka hore oo shalay ka furmay magaalada Muqdisho oo maalintii labaad galay ayaa waxaa Maanta ku biiray Saraakiil Militari...

Madaxweyne Shariif “Colaad waxaa ugu daran mida qaraabo dhexmarta”

Madaxweynahii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan deegaanka Burka Diirimeed oo uu ka socda shir lagu heshiisiinaayo beelo walaalo ah...

Wasiiradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo jabuuti oo ka hadlay dagaalka dhanka ah Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mundane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan doceed kula yeeshey magalada Muqdisho dhigiisa Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...

Beesha Xawaadle oo madaxda Hirshabeelle uga digtay dhismaha Golaha deegaanka degmada Jowhar

Odayaal iyo waxgarad ka tirsan beelweynta Xawaadle oo sadaxdii maalmood ee lasoo dhaafay shir uga socday magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa...

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh Maxamuud oo khudbad u jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay...

Ciidanka Ilaalada xeebaha Mareykanka ayaa goor dhaw shaaciyay in la rumeysan yahay inay dhinteen dhammaan dadkii la socday markabkii gujiska ahaa ee ay la...

Weerar Injineero lagu dilay oo ka dhacay gobolka aaqoogi Bqri

Inta la xaqiijiyay afar ruux ayaa ku geeriyootay weerar ka dhacay gobolka Waqooyi Bari Kenya oo lala eegtay kolanyo gaadiid ah oo ay la...

Madaxweyne Cabdicasiis Laftagareen “Koonfur Galbeed wax Badbaado la yiraahdo kama shaqeynayaan”

Madaxweynaha maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa si kulul uga jawaab celiyay ku dhawaaqista ciidamo la baxay badbaadada Koonfur Galbeed...

Hay’adda Caafimaadka Aduunka oo si kulul u eedeysay Soomaaliland

Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ayaa sheegtay, inay ka xun tahay isla markaana ay cambaaraynayso weerarkii ugu dambeeyay ee lagu qaaday xarun caafimaad oo ku...

Laba dagaalame oo ka tirsan Shabaab oo hab cajiib badan loogu dilay Deynuunaay

Ciidamadda xoogga dalka ayaa toogtay laba Shabaab ah oo ay ku hayeen xabsi ku yaala deegaabka Deynuunaay oo 26km u jirta Magaalada Baydhabo. Labadan Shabaabka...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...