Wednesday, February 28, 2024

Qarax lagu dilay askar Kenyan ah oo ka dhacay nawaaxiga magaalada Gaarisa

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa qarax sababay khasaaro oo saacadihii lasoo dhaafay deegaan u dhow magaalada Gaarisa ee waqooyiga Bari Kenya lagula...

Gaari dad safar ah saarnayeen oo miino kula qaraxday gobolka Gedo

Wararka ka imaanaya deegaanka Uunsi oo u dhaxeeya magaalooyinka Baledxaawo iyo Dooloow ee gobolka Gedo ayaa sheegaya in Manata halkaasi uu ka dhacay qarax...

Goobtii lagu dilay Taliye Farxaan Qaroole oo Maanta markale dad badan lagu laayay

Warar dheeraad ayaa kasoo baxaya dagaalo culus oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa Al-shabaab ku dhexmaray Tuulada Muryaale oo u dhaxeysa deegaanka Basra iyo...

Maxaa Maanta ka jira gobolka Galgaduud oo aadan ogeyn

Ciidamada Dowladda Federaalka oo kaashanaya Dadka deegaanka ee loo yaqaan Macawiisleyda ayaa howlgallo xooggan kawada deegaanno katirsan gobolka Galgaduud gaar ahaan kuwa hoostaga Magaalada...

Diyaaradaha Mareykanka oo duqeyn ku dilay xubno ka mid ah al-shabaab

Taliska Mareykanka ee Afrika ayaa qaaday weerar cirka ah oo ka dhan ah Al-Shabaab, kadib markii Alshabaab ay weerareen ciidamo ka tirsan Xoogga Dalka...

Duqa Muqdisho oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Belgrade

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqasho rasmi ah ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa la kulmay...

Dowladda oo shaacisay talaabada laga qaadayo dadka faafiya wararka been abuurka ah

Raysal Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre oo Maanta Muqdisho ka furay Shirweynaha Aragti wadaagga xakameynta faafinta wararka been abuurka ah iyo saameynta...

Dowladda oo burburisay afar gaari oo qaraxyo lagu diyaariyay

helaya saaxiibada caalamiga ah ayaa howlgal qorsheysan ka sameeyay aroornimadii hore ee saakay deegaanka Mukayle oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Buula burte...

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo goordhaw la dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhacay laba qarax oo aad u waaweyn oo daqiiqado kooban ay u dhaxeeyeen, kuwaas oo lasoo sheegayo in lagu...

Ajaaniib ku biiri rabtay Al-shabaab oo gacanta lagu dhigay

Hay'addaha amaanka ee dalka Kenya ayaa magaalada Gaarisa ku qabtay labo nin oo ajaaniib ah xilli ay u socdeen in ay ku biiraan kooxda...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...