Monday, May 6, 2024

Soomaaliya iyo Mareykanka oo ka wada hadlay wajiga labaad ee dagaalka Al-shabaab

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa la kulmay Siihayaha Safiirka ahna Safiir ku-xigeenka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya, Shane Dixon, iyaga...

DEG DEG:- Dowladda Fedaraalka oo war cusub kasoo saartay qaraxii Kuliyadda Jaalle Siyaad

Wasiirka gaashaanhigga xukuumadda Soomaaliya, Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa xaqiijiyay, in weerarkii ismiidaaminta ahaa ee ka dhawaan ka dhacay xerada Jaalle Siyaad ay dowladdu saraakiil...

DEG DEG:- Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo goordhaw dagaal Culus kula wareegay deegaanka Ceelhareeri

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii Maanta ku dhexmaray deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo...

Dhalinyaro si yaab leh loogu dilay magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil qorsheysan oo Xalay Isgoyska Fagax ee magaalada Muqdisho loogu geystay laba wiil oo dhalijyaro ahaa, islamarkaana ay...

Dowladda Soomaaliya oo faahfaahisay dagaalo khasaare geystay

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howlgallada ay Ciidanka Xoogga iyo dadka deegaanka ka wadaan gobolada dalka ; khasaaraha ka dhashay dagaalladii u...

Sacuudiga oo u yeeray Safiirkii u fadhiyay dalka Sweden

Sacuudi Carabiya ayaa u yeertay safiirka Sweden u fadhiya dalkaas, si ay u cambaareyso falkii lagu gubay Kitaabka Qu’raanka, oo Arbacadii ka dhacay dibedda...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...