Monday, May 6, 2024

Dagaal culus oo ka dhacay gobolka Hiiraan

Wararka ka imaanaya deegaanka Helabacaad oo dhinaca Koonfureed kaga beegan magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in halkaasi uu ka dhacay dagaal...

Puntland oo shaacisay odayaal dhaqameed la shaqeeyo Al-shabaab

Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland Faysal Sheekh Cali ayaa Shir-gudoomiyey Shirka Gudiga Amniga Gobolka Mudug oo looga hadlay xaaladihii Amni iyo dhacdooyinkii u dambeeyey...

DEG DEG:- Agaasimahii guud ee Madaxtooyada Soomaaliya oo is casilay

Warar lagu kalsoonaan karo oon helnay ayaa sheegaya in uu is casilay agaasimihii xarunta madaxtooyada Soomaaliya Dr. Xuseen Sheikh Maxamuud , oo xilkan hayay...

Raysal wasaare Xamse oo gaaray degmada Aadan Yabaal

Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa goordhaw gaaray degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeellaha Dhaxe oo dhawaan...

Duqa Muqdisho oo kulamo xasaasi ah ka wada magaalada Belgrade

Gudoomiyaha Gobalka Banaadir ahna Duqa Magaaladda Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale oo booqasho rasmi ah ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka Serbia ayaa la kulmay...

Faahfaahin ku saabsan Qaraxyo Ismiidaamin ah oo goordhaw la dhacay Muqdisho

Waxaa goordhaw magaalada Muqdisho ka dhacay laba qarax oo aad u waaweyn oo daqiiqado kooban ay u dhaxeeyeen, kuwaas oo lasoo sheegayo in lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh “dhaqankeenna bulsho iyo dowladnimo aan ku ilaalinno diinteenna suubban ee Islaamka”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qeyb-galay xiritaanka Shirweynaha Caalamiga ah ee Culuumta Shareecadda Islaamiga ah oo maanta lagu soo gaba-gabeeyey...

DEG DEG:- Xarardheere oo haawaneysa iyo Ciidamada Huwanta ah oo kaabiga ku haaya

Wararka ka imaanaya gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo kuwa dadka deegaanka oo is garabsanaya ay ku dhawaadeen degmada Xarardheere ee gobolka...

Amnesty International oo ku baaqday in deg deg loo joojiyo dagaalka laascaanood

Iyadoo dagaalka ka socda magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool uu galay maalintii Shanaad oo xiriir ah ayaa waxaa isa soo tarayo baaqyada kala...

Hirshabeelle oo shaacisay magacyada saraakiil ku dhimatay dagaal ka dhacay Shabeellaha dhexe

Maamulka Hirshabelle ayaa sheegay inay kooxda Alshabaab xilli dambe oo xalay ahayd weerar ku billowday qaraxyo ay kusoo qaadeen deegaanka Hilowle gaab oo ah...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...