Friday, March 29, 2024

DEG DEG:- Dagaal Culus oo haatan ka socda magaalada Laascaanood

Dagaal xoogan ayaa saaka dib uga qarxay bariga magaalada Laascaanood, dagaalka ayaa u dhexeeya ciidamada Somaliland iyo ciidamada SSC Khaatumo. Qoraal kasoo baxay SSC Khaatumo...

Golaha Wasiiradda oo ansixiyay magacaabista xubno ka mid noqonaya Gudduga sare ee Bangiga

Golaha Wasiiradda Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta kulankooda Todobaadlaha ku ansixiyay magacaabista sadax xubnood oo ka mid noqonaya guddiga sare ee Bangiga dhexe,...

Raysal wasaare Xamse oo tababar usoo xiray ciidan cajiib ah

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar ugu soo xiray Saraakiil iyo Saraakiil Xigeenno ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Darawal waday gaari laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo Xukun lagu riday

Maxkamadda Ciidamada qalabka sida ayaa maanta xukun ku riday darawal waday gaari lagu soo raray walxa Qarxa iyo shan haween oo saarnaa gaarigaas kuwaas...

Daalibaannoo 100 haween ah u diiday iney ka dhoofaan dalka Pakistaan

Urur Taliban ayaa la sheegay inay hor istaageen inay dalkaas ka dhoofaan, hablo deeq waxbarasho ka helay dalka Imaaraadka Carabta, kuwaas oo la qorshaynayey...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Ururka haweenka qaranka kala hadlay dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehlinayo Madaxweynaha dowlad-goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor ayaa kulan la qaatay mas’uuliyiinta...

Soomaaliya iyo Hindiya oo ka wada hadlay sameynta daawo tayo leh

Wasiir ku xigeenka wasaaradda caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xildhibaan Dr. Maxamed Xasan Maxamed oo howlo shaqo u joogay dalka India ayaa la kulmay Wasiirka...

Hoggaamiyahii kooxda Wagner oo geeriyooday

Madaxii kooxda Wagner Yevgeny Prigozhin, ayaa la sheegay inuu ku jiray liiska rakaabka diyaarad ku burburtay Ruushka, oo ay ku dhinteen dhammaanba 10-kii qof...

Booliiska Soomaaliya oo war kasoo saaray dagaalkii Kaxda

Afhayeenka ciidanka Boliiska Soomaaliya Sadiiq Aadan Cali Doodishe oo Maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka...

Hanti dhowraha guud ee qaranka oo kashifay sir yaab leh

Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...