Monday, April 29, 2024

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan gaar ah la qaadan doona xoghayaha gaashaandhigga Maraykanka

Xoghayaha Difaaca dalka Mareykanka Lloyd Austin ayaa soo dhaweyn doona Madaxweynaha Soomaaliya Hassan sheikh Mohamud oo u safray dalka Maraykanka, si uu uga qeyb...

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Saldhigii ugu weyna Al-shabaab ee gobolka...

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan Kumaandooska Danab ayaa Xalay howlgalo qorsheysan ka fuliyay deegaanka Buq Aqable oo u dhaxeeya magaaloyinka Baledweye iyo Buulaburte...

Ergayga abaaraha Soomaaliya oo doonaya inuu indhaha caalamka kusoo jeediyo wax ka qabashada abaaraha...

Ergeyga abaaraha Soomaaliya oo ku sugan xarunta Qaramada Midoobay ee New York ayaa doonaya inuu caalamka kusoo jeediyo wax ka qabashada dhibaatada abaraha ka...

Madaxweyne Mustafe cagjar oo isku shaandheyn ku sameeyay Golaha Wasiirrada ee Xukuumaddiisa

Madaxweynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe cagjar ayaa isku shaandhayn ku sameeyay golaha wasiirada ee xukuumaddiisa, iyadoo horey uu isku shaandhayn uu ku sameeyay qaar...

WAR DEG DEG AH: Kooxo Hubeysan oo ganacsade Soomaaliyeed ku dilay Magaalada Beledweyn ee...

Kooxo bistoolado ku hubeysan ayaa caawa gudaha magaalada Beledweyn ee xarunta gobolka Hiiran waxa ay ku dileen allaha u naxariistee ganacsade Marxuum Farax Mohamed...

DEG DEG ’Nabad sugida Somalia oo xirtay Wariye Zakaria Mohamud Timacade oo ka mida...

Nabad sugida Somalia ayaa ku eedesay Zakaria Timacade in uu baahiyay warbixin Ku saabsan in Al shabab ay amreen Ganacsatada Muqdisho in Goobahdooda Ganacsiga...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...