Friday, May 3, 2024

Askari ka mid ahaa howlgalka AMISOM oo dilay Wasiir caan ah

Wararka ka imaanaya dalka Uganada ayaa sheegaya in Pte Wilson Sabiti oo ah askari katirsan ciidamada Uganda inuu toogasho ku dilay wasiiru dowlihii wasaaradda...

Sirdoonka Soomaaliya oo sheegay iney Fashiliyeen Qaraxyo halis ahaa

Ciidanka Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA ayaa fashiliyay shabakad ka tirsan Al-shabaab oo doonayay inay weeraraan Beerta Nabadda ee magaalada Muqdisho. Ciidammada ayaa...

Rag kaarar been abuur ah ku dhacaayay Barakacayaasha Muqdisho oo gacanta lagu dhigay

Ciidamada Booliiska Saldhiga degmada Dharkeenleey ee gobolka Banaadir ayaa gacanta kuso dhigay rag burcad ah oo kaarar been abuur ah ku dhacaayay dadka barakacayaasha...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada dalka Turkiga iyo Rajada Erdogan oo…

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlay Doorashada dib loogu laabanayo wareegga kale maadaama codadka ugu badan aanay gaarin halkii loogu talagalay ee...

Amnesty International “Falalka naxariis darada ah ee Al-Shabaab waa dambiyo marka loo eego sharciga...

Hay'adda xaquuqul insaanka Amnesty International ayaa fariin adag u dirtay kooxda Al-shabaab, kadib weeraradii qaraxyada khasaaraha badan geystay ee 29-kii bishii dhamaatay kooxda ka...

Hoobiyeyaal lagu garaacay Muqdisho oo Maanta martigalineysa shir Caalami ah

Inta badan degmooyinka magaalada Muqdisho ayaa laga maqlay jugta tiro hoobiyeyaal oo la tilmaamay iney ku dhaceen qaar kood xaafadaha ku yaala agagaarga Xarunta...

Xeer ilaalinta Puntland oo amartay in la soo xiro afar siyaasi oo caan

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad-Goboleedka Puntland Axmed Yusuf Taaraan ayaa Warbaahinta la wadaagay Waaran lagu soo qabanayo Afar Mas’uul oo kala ah: 1-Khadar Cabdiraxmaan Maxamed...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo soo saaray amar culus

Gudoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Fedaraalka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur Madoobe oo Maanta shir guddomiyay kulanka Golaha Shacabka ayaa si adag uga hadlay Xildhibaanada...

Ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka oo la wareegay deegaano badan

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka oo is garabsanaya ayaa Maanta la wareegay deegaano badan hoostaga degmada Aadan Yabaal iyo Run...

Hanti dhowraha guud ee qaranka oo kashifay sir yaab leh

Hanti dhowraha guud ee dowladda Soomaaliya, Axmed Ciise Guutaale, ayaa ku eedeeyay maamulka Puntland in uu xaraashay qaar kamid ah xeryihii ciidamada xoogga dalka...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...