Friday, May 3, 2024

ATMIS iyo Booliiska Soomaaliya oo siyaabo kala duwan uga hadlay qaraxii Maanta

Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin hordhac ah ka bxiyay qarax duhurnimadii Maanta ka dhacay agagaarka Isgosyka KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo sababay dhaawacyada...

Raysal Wasaare Xamse oo Maanta Daahfuray Imtixaan ay fariisteen 8 kun oo Macalin

Raysal wasaaraha Xukuumada Fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa Maanta daahfuray imtixaan ay u fariisteen 8,000 oo Macalimiin ah, islamarkaana laga doonayo in laga...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex socda gudaha xarunta Gobolka Banaadir

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qarax ku billawday oo goordhaweyd ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan...

Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo gaaray dalka Itoobiya

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya Wafdiga...

Halyeeyga Kubadda Cagta Aduunka Pele oo geeriyooday

Halyeygii kubadda cagta aduunka ee xulka qaranka dalka Brazil Pele ayaa u geeriyooday xanuunka Kanser-ka iyo xanuuno kale oo uu la ildarnaa mudooyinkii dambe...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Maanta salaada Ciida dadweyne Badan kula Tukaday Masaajidka Isbaheysiga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo mas’uuliyiin iyo qaybaha kala-duwan ee bulshada kula tukaday salaadda ciidda masaajidka Isbahaysiga Islaamka ayaa dadka...

Al-shabaab go’doon la galiyay oo lasoo sheegayo iney u dhimanayaan gaajo iyo haraad

Iyadoo dhawaan ay shaaciyeen Saraakiisha ciidanka xoogga dalka in Al-shabaab ay ku go'doomiyeen dhulka keymaha ah ee ku yaala Koonfurta gobolka Mudug ayaa hadana...

Haweeney Mindi ku dishay wiil yar oo uu dhalay Ninkeeda

Ciraaq ayaa ku soo toostay maalmo ka hor dil aad u fool xun oo wiil lagu magacaabo Musa Walaa oo todoba jir ahaa ay...

Cabdiwali Gaas ” Xasan Sheekhow Cali Jeyte waa abtiga ee u tag tabashada ay...

Raysal wasaarihii hore Soomaaliya iyo madaxweynihii hore ee maamulka Puntland, Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ugu baaqay Dowladda federalka Soomaaliya in ay wax ka...

Soomaaliland oo ku faantay khasaare badan oo ay gaarsiiyay Jabgada Gacan Libaax

Xukuumada Somaliland ayaa sheegtay in 9 askari lagu dilay weerar ay jabhada buurta Gacan-libaax ku qaaday ciidan booliis ah oo ku socday degmada Go-dayar...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...