Friday, May 3, 2024

Wasiiradda Gaashaandhiga Soomaaliya iyo jabuuti oo ka hadlay dagaalka dhanka ah Shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Mundane Cabdiqaadir Maxamed Nuur ayaa kulan doceed kula yeeshey magalada Muqdisho dhigiisa Dalka aan walaalaha nahay ee Jamhuuriyadda Jabuuti...

Madaxweyne Xasan hoolka doorashada dib looguma noqonayo sanadka 2026

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay dood furan oo si toos ah loogu weydiinayay su'aalo kala duwan oo la...

Banaabaxyo ka socda qaar ka mid ah dalalka Islaamka

Dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Falalkaasi Guracan ee lagu gubay nuqulo kamid ah Kitaabka Qur’aanka Kariimka ah ayaa waxay ka dhaceen qaar ka...

Maxaa kasoo baxay shir xasaasi ah oo ka dhacay degnada Maxaas

Degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan waxaa Maanta shir looga hadlaayay dardar gelinta howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab iyo amniga guud ee gobolka Hiiraan ku...

Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle “Hadii Tardo iyo Moora eri Hormuud Internet ku siin weydo...

Madaxwyene ku xigeenka maamulka Hirshabeelle Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa fariin digniin ah u diray Shirkadda Isgaarsiinta Hormuud, taasoo la xariirta in xarumaheeda deegaanada...

22 ruux oo tahriibayaal ah oo ku dhibtay xeebaha dalka Gariiga

Dowladda Giriigga ayaa sheegtay in ay baareyso hidde-sidaha ehelka qaar kamid ah Tahriibayaal ku geeriyooday Xeebaha Dalkaas, dadka baarista maraya oo Soomaali ah ayaa...

Madaxweynaha Soomaaliya oo aqbalay Heshiiskii Shidaalka ee Shirkadda Shirkadda Coastline Exploration.

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta soo gaba-gabeysay hannaanka toosinta iyo dhammaystirka heshiisyada wadaagga wax-soosaarka Shidaalka ee u dhaxeeya Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Shirkadda Coastline...

DEG DEG:- Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shaqo joojin ku sameeyay Xisaabiyaha guud

Digreeto kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud Nuur, ayaa waxaa shaqo joojin loogu sameeyay Xisaabiyaha Guud ee Wasaaradda...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...