Sunday, May 19, 2024

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha weerarkii Galcad

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 100 ka tirsan kooxda Alshabaab in saaka lagu dilay markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay...

Al-shabaab oo weerar culus ku gashay deegaanka Galcad

Wararka nagasoo gaaraya degmada Galcad ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in saakay aroortii ay halkaasi weerareen dagaalamayaasha kooxda Alshabaab. War ay Alshabaab kusoo qoreen bartooda...

49 ka mid ah Al-shabaab oo lagu dilay dhul beereed ku yaala Shabeellaha Dhexe

Warsaxafadeed kasoo baxay dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal qorsheysan oo ay si wadajir ah u fuliyeen ciidanka xoogga dalka, kuwa dadka...

Hirshabeelle oo digniin culus duldhigtay dadka ku nool deegaanadeeda

Wasaaradda Amniga Gudaha maamulka Hirshabeelle ayaa uga digtay dadka ku nool deegaanada dowlad goboleedka Hirshabeelle la macaamilka iyo hogaansanaanta awaamiirta kooxda Al-shabaab. War qoraal...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in howlgal lagu dilay 25 ka mid ah Shabaab

Dowladda Soomaaliya ayaa lagu sheegtay in nawaaxiga deegaanka Xawaadleey ee gobolka Shabeellaha Dhexe ay ka socdaan howlgalo ay si wadajir ah u fulinayaan Ciidamada...

Midowga Afrika oo war kasoo saaray guulaha ciidanka xoogga dalka

Taliska ciidamada howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa bogaadiyay guulaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa dadka deegaanka ay ka gaareen howlgalada ka socda...

Midowga Afrika oo war kasoo saaray howlgalada ka socda Galmudug

War kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ee ATMIS ayaa lagu bogaadiyay howlgallada Ciidamda Dowladda Federaalka, Daraawiishta DG Galmudug & Dadka deegaanka ee loo yaqaan...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku dhawaaqay wajiga labaad ee dagaalka ka dhanka ah Shabaab

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaayay furintaanka shirka dib u heshiisiinta Koonfur Galbeed ayaa si rasmi ah u shaaciyay in...

Booliiska Soomaaliya oo Muqdisho kusoo bandhigay rag burcad ah

Ciidanka Booliska Saldhigga Degmada Howlwaddaag ayaa qabtay labo nin oo ku eedeysan burcadnimo kuwaas oo Boliisku sheegay in ay dadka shacab ah dhibaatayn jireen...

Ciidamada dowladda oo la wareegay deegaanka Ceeldheer

Ciidamada Xoogga dalka ayaa si buuxda ula wareegay Magaalada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud, taasi oo muddo dheer ay ka talinayeen dagaalamayaasha AL-Shabaab. Wararkii ugu dambeeyay...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...