Tuesday, May 7, 2024

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay in lasoo afjaray weerarkii Xarunta gobolkq Banaadir

Ciidanka booliiska gaarka ah ee Haramcad ayaa goor dhowayd ku guulaystay inay soo afjaraan kooxdii Alshabaab ee weerarka ku qaadday xarunta gbolka Banaadir. Maydadka Shabaabkii...

DAAWO SAWIRADA:- Wararkii ugu dambeeyay Weerarka gobolka Banaadir iyo Meydad badan oo….

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada xamar weyne ayaa sheegaya in weli aan lasoo afjarin dableyda weerarka ku qaaday xarunta maamulka gobolka...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhex socda gudaha xarunta Gobolka Banaadir

Faah faahinno dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Weerar Qarax ku billawday oo goordhaweyd ka dhacay Xarunta Gobolka Banaadir, waxaana soo baxaya warar kala duwan...

DEG DEG:- Dagaal xoogan oo ka socda gudaha Xarunta gobolka Banaadir

Qaraxyo aad u xoogan oo Ismiidaamin ah ayaa goordhaw laga maqlay jugtooda inta badan degmooyinka gobolka Banaadir, kuwaas oo lasoo sheegayo iney ka dhaceen...

DAAWO SAWIRADA:- Madaxweyne Xasan Sheekh oo Kormeeraray xerada Tababarada Ciidanka Taliska 60-aad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo kormeeray Xarunta Tababarka Ciidamada Taliska 60-aad ee Xoogga dalka ee magaaalada Baydhabo ayaa kula hadlay...

Wararkii ugu dambeeyay dab khasaare badan geystay oo ka kacay Suuqa Bakaraaha

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dab khasaare badan geystay oo Xalay ka kacay qeybo ka mid ah Suuqa Bakaaraha ee magaalada Muqdisho,...

Horjoogayaal ka tirsan Al-shabaab oo lagu soo bandhigay degmada Xarardheere ee Galmudug

Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed iyo kuwa deegaanka ee ku sugan degmada Ceeldheer ee gobolka Mudug ayaa howlgalo qorsheysan ku qabtay saddex Horjooge oo ka...

Madaxweyne Qoorqoor oo tagay furimaha dagaalka ee Xaraedheere

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga...

Darwal Mooto Bajaaj oo goordhaw lagu dilay Muqdisho

Waxaa goordhaw lagu dilay isgoyska Howlwadaag ee magaalada Muqdisho wiil dhalinyaro ah oo ku shaqeeysanaayay Mooto Bajaaj, kaasoo dilkiisa uu geystay askari ka tirsan...

Maxaa kasoo kordhay weerarkii Galcadbee khasaaraha badan geystay

Waxaa Maanta degan xaalada deegaanka Galcad ee gobolka Galgaduud oo shalay subaxnimadii hore ay ka dhaceen weerar khasaaro badan geystay, waxaana saakay halkaasi howlgalo...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...