Monday, May 6, 2024

Hooyo Racwi Cismaan “Wiilkeyga 10 kun oo Sharci daro ah ayay weydiiyeen ...

Askari ka tirsan ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa 10 kun oo Shilin Soomaali u dilay Wiil dhalinyaro ahaa oo ku shaqeysanaayay Mooto Bajaaj xili uu...

Faahfaahino kasoo baxaya Duqeyn ka dhacday ka dhacday buuraha Puntland

Waxaa duqeyn dhinaca cirka ah ay xalay saqdii dhexe ka dhacday buuraha Calmiskaad ee degmada Iskushuban ee gobolka Bari ee Puntland, halkaas oo la...

Dowladda Soomaaliya oo 30 sano kadib hawadeeda si buuxda ula wareegtay

Maareeyaha heyโ€™adda duulista Somalia Axmed Macalin Xasan ayaa ka warbixiyay sharciga ku saabsan hawada Somalia oo ay la soo waregeen mudo sodon sano ah...

Horjooge caan ah oo Shabaab looga dilay Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa deegaanka ayaa howlgal ay ka sameeyeen degaanka Shiikh Cabdullaahi ee degmada Ceeldheer ku dilay horjoogayaal ka tirsan...

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in 73 ka mid ah shabaab Maanta lagu dilay Mudug

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya Saaxiibada Caalamka ayaa laga sheegay in Maanta 73 xubnood oo ka mid ah dagaalamayaasha kooxda Shabaab iney ku dileen...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay iney dishay in ka badan 300 oo ka mid Shabaab

Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta shaacisay in howlgalladii ugu dambeeyay ee ka dhacay dalka ay ku dishay in ka badan 300 oo ka tirsanaa...

Ciidamada dib u xureynta deegaanka oo burburiyay Saldhigii Shabaab ee Tuulada Ceelgorof

Wararka ka imaanaya Tuulada Ceelgorof oo ka mid ah tuulootinka hoostaga deegaanka Wabxo ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada dib u xureynta deegaanka...

Maxaa Xalay ka dhacay degmada Xamarweyne oo aadan ogeyn

Guddoomiyaha degmada Xamarweyne ayaa sheegay inay billaabeen howlgal guri guri loogu baarayo, kadib hoobiyayaashii shalay lagu garaaacay degmada Xamarweyne ee gobolka Banaadir. Guddoomiyaha ayaa sheegay...

Banaabaxyo ka socda qaar ka mid ah dalalka Islaamka

Dibadbaxyo ballaaran oo looga soo horjeedo Falalkaasi Guracan ee lagu gubay nuqulo kamid ah Kitaabka Qurโ€™aanka Kariimka ah ayaa waxay ka dhaceen qaar ka...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...