Sunday, May 19, 2024

Laba Walaalo ah oo dil iyo dhaawac loo geystay

Faah faahino dheeraad ah ayaa laga helayaa toogasho khasaare isugu jirta dhimasho iyo dhaawac sababtay oo ka dhacday magaalada Boosaasl ee xarunta gobolka Bari. Macluumaadka...

Wasiir ka tirsan maamulka Galmudug oo Muqdisho lagu dilay

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dil xalay kooxo hubeysan ay Magaalada Muqdisho ugu geysteen Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada maamulka Galmudug...

Macawiileeyda Xawaadle oo Maanta cashar u dhigtay Al-shabaab

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo duhurnimadii Maanta ka dhacay deegaanka Dhagaxyo weyn oo dhinaca Koonfur Galbeed kaga beegan magaalada Baledweyne...

Jawdalka doorashada kursi ka mid ah Golaha shacabka oo la shaaciyay

Guddiga ku meel gaarka ah ee doorashooyinka kuraasta ka banaan Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa Maanta shaaciyay Jadwalka qashada kursiga tirsigiisu yahay...

Jenaraal Biixi oo ciidamada huwanta uga digay weerarada Shabaab

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay howlgalada ka dhanka ah Al-shabaab ee ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Shaaciyay sir ku saabsan howlgalada ka dhanka ah Shabaab

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si faahfaahsan uga sheekeeyay hanaanka uu ku bilawday howlgalada Militari ee ka dhanka ah kooxda Al-shabaab...

Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay dilka Hoggaamiyahii Daacish ee Soomaaliya

Iyadoo dowladda Maraykanka ay shaacisay in howlgal ka dhacay buuraha Cal miskaan ee ku yaala Puntland iney ku dishay hoggaamiyahii kooxda Daacish ee Soonaaliya...

Hoggaamiyahii kooxda Daacish ee Soomaaliya oo la dilay

Dowlada Mareykanka ayaa Warsaxafadeed ay soo saartay ku sheegtay iney dishay hoggaamiye sare iyo xubna kale oo ka mid dagaalamayaasha Daacishta Soomaaliya, kadib howlgal...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay kudileen Wiil Dhalinyaro Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida dalkaasi u...

War murtiyeed laga soo saaray shir weynahii Culimadda Soomaaliyeed

Waxaa galabta magaalada caasimadda ah ee Muqdisho lagu soo gaba-gabeeya Shirweynaha Culimada Soomaaliyeed ee ka socday magaalada 23-26 Jannaayo 2023, waxaana laga soo...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...