Friday, April 26, 2024

DEG DEG:- Madaafiic kusoo dhacay Agagaarka Madaxtooyada

Waxaa goordhow qeybo kamid ah Magaalada Muqdisho laga maqlay jugta tiro madaafiic ah oo kusoo dhacay agagaarka Madaxtooyada Soomaaliya oo ay degan yihiin Madaxda...

Booliiska Soomaaliya sheegay iney gacanta kusoo dhigeen Aabe dilay Gabartiisa

Ciidanka Booliiska Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday iney gacanta kusoo dhigeen Aabe Soomaaliyeed oo ku eedeysan inuu dil u geystay gabartiisa oo jirtay...

Jenaraal Biixi waxaan dul istaagay meydka 47 ka tirsan Shabaab

Taliyaha ciidanka dhulka ee xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay khasaaraha ka dhashay howlgal Shalay ciidamada dowlada...

Madaxweynaha Turkiga oo wacad ku maray in Swedan ka mid noqon doonin Nato

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa wacad ku maray in uu Dalka Sweden ka hor istaagayo ku biirista Isbaheysiga NATO oo codkooda keliya uga...

40 ka mid ah Al-shabaab oo duqeyn lagu dilay Maanta

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay howlgal ay barbar socdeen duqeymo dhanka cirka ah oo la sheegay in ciidamada dowladda...

Shirweynaha Culimadda Soomaaliyeed oo Maanta ka furmay Muqdisho

Waxaa Maanta magaalada Muqdisho ka furmay shir weynaha Culimada Soomaaliyeed oo uu horay ugu baaqay madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud. Shir weynahaan ayaa...

Garaad jaamac: Soomaaliland dhulkayaga hanagoo baxaan innagaa u tashanayna

Garaad Jaamac Garaad Cali oo ah Garaadka guud ee deegaannada SSC, ayaa maanta si ballaaran loogusoo dhoweeyay magaalada Laascaanood ee gobolka Sool, halkaas oo...

Dagaal culus oo ka dhacay duuleedka magaalada kismaayo

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal geystay khasaare kala duwan oo saacadahii lasoo dhaafay ku dhexmaray deegaanka Sijngaleyr oo ka mid ah deegaanada...

Ciidamada dowladda oo dhaqdhaqaaqyo xoogan ka wada gobolada Mudug iyo Galgaduud

Ciidamada DFS ayaa saakay dhaqdhaqaaq ciidan kawada Degmooyinka Xarardheere, Ceeldheer & Galcad oo todobaadkii hore ay ka qabsadeen ‘AS’ kana tirsan Gobollada Galgaduud &...

Dowladda Soomaaliya si kulul uga hadashay Kitaab Quraanka Kariimka oo lagu gubay Swedan

Dowladda Soomaaliya ayaa si xooggan u cambaareysay falkii ay mas’uuliyiinta Sweden ugu ogolaadeen nin xag-jir ah inuu ku gubo safaaradda Turkiga ee magaalada Stockholm...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...