Sunday, May 19, 2024

Booliiska Mareykanka oo dad u soo qabtay dilal naxariis daro ah oo loo geystay...

Ciidamada Booliiska dalka Mareykanka ayaa muddo 24 saac gudahood ah magaalooyin ka tirsan dalka Mareykanka toogasho lagu dilay labbo nin oo Soomaali ah oo...

Mosevani oo shaaciyay tirada askarta looga dilay Buula mareer

Madaxweynaha dowladda Uganda Yoweri Musevani ayaa qiray in weerarkii Al-shabaab ay ku qaaday Saldhiga Buula mareer ee gobolka Shabeellaha Hoose kaga dhinteen dowladda Uganda...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeyb galay Caleema Saarka Erdogan

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qeyb galay munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha Turkiga Rajab Dayib Erdogan oo dhawaan dib loo doortay. Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud...

Guddoomiye Madaale ma aqbali karno Askarigii na ilaalin lahaa inaan iska ilaalino

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale oo ka hadlaayay kulan ka dhacay xarunta degmada Cabdicasiis oo looga hadlaayay...

DEG DEG:- Ciidanka Macawiisleeyda gobolka Hiiraan oo goordhaw dagaal Culus kula wareegay deegaanka Ceelhareeri

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal culus oo barqanimadii Maanta ku dhexmaray deegaanka Ceelhareeri ee gobolka Hiiraan dagaalamayaal ka tirsan Al-shabaab iyo...

Diyaarad sida Cutubki koowaad ee ciidanka ku maqna dalka Eretariya oo Muqdisho soo gaartay

Waxaa goordhaw garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho soo caga dhigatay diyaarad siday cutubkii ugu horeeyay ee ka mid ah ciidanka dowlada Soomaaliya...

DEG DEG:- Ruushka oo ku hanjabay inuu azeegsan doono Nucleir hadii Ukrian….

Dowladda Ruushka ayaa u muuqata mid guul-darro kala kulantay duullaamnkii ay ku qaatay dalka Ukraine, waxaana Ruushka dalkaasi uga geeriyooday kumanaan askari ,halka sidoo...

Amar ka dhan ah ka ganacsiga iyo isticmaalka maan dooriyaasha oo looga dhawaaqay Muqdisho

Guddoomiyaha maamulka gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Yuusuf Xuseen Jimcaale Madaale ayaa Maanta ku dhawaaqay in guud ahaan magaalada Muqdisho uu mamnuuc ka...

Muwaadin Soomaaliyeed oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Kooxo Burcad Koonfur Afrikan ah ayaa meelo kamid ah dalkaas waxaa ay kudileen Wiil Dhalinyaro Soomaali ah, kaas oo kamid ahaa Soomaalida dalkaasi u...

NISA oo gacanta ku dhigtay Kunteenar agab iyo saanad ciidan u waday Al-shabaab

Ciidanka Hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa Maanta Dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...