Sunday, May 19, 2024

Wabiga Shabeelle oo Fatahaad cusub ka geystay Baledweyne

Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa Xalay markale fatahaad ka sameeyay xaafadaha Howlwadaag iyo Kooshin. Fatahaadaan cusub ayaa imaaneysa,...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood

Wararka laga helayo gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya ayaa sheegaya in markale uu xalay dagaalย ka dhacay gudaha magaalada Laascaanood ee xarunta gobolka Sool, kaas...

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay khasaaraha weerarkii Galcad

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ka badan 100 ka tirsan kooxda Alshabaab in saaka lagu dilay markii ay weerar ku soo qaadeen saldhig ay...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Wararka naga soo gaaraya degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in xalay saqdii dhexe uu dagaal xoogan ku dhexmaray meelo kamid ah...

Guddoomiye Jeyte “Shabaaboow hanaga cararina ee iska keen dhiciya hadad awood leedihiin”

Guddoomiyaha maamulka gobalka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa Maanta gaaray deegano dhowr ah oo ku yaala Jiinka wabiga Shabeelle ee Koonfurta magaalada Baledweyne ee...

Taliyahii Booliiska Gobolka Banaadir oo goordhaw lagu dilay qarax Miino

Taliyihii ciiddanka Booliiska gobolka Banaadir, Farxaan Maxamuud Aadan (Farxaan Qaroole) ayaa ku geeriyooday qarax miino oo lagula eegtay deegaanka Basra, halkaas oo saakay ciidamada...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka dalka Armenia iyo Azerbaijan & Khasaarahii ugu badnaa oo gaaray...

Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in 71 ka mid ah askarteeda ay ku dhinteen iska horimaad ay xuduudda kula galeen ciidamada Armenia labadii maalmood ee...

Maleeshiyo beeleed hubeysan oo Maanta la wareegay garoonka diyaaradaha degmada Caabudwaaq

Wararka ka imaanaya degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in Maanta Maleeshiyo beeleed hubeysan ay la wareegeen gacan ku heynta garoonka diyaaradaha magaaladaasi. Ciidanka...

Ciidamada Huwanta oo howlgalo culus ka sameeyay Mudug

Ciidamada Xoogga dalka ayaa Howgallo ballaaran oo ka dhan ah dagaalamaayasha AL-Shaabab waxaa ay ka sameeyeen degaanno dhowr ah oo ka tirsan Maamul Gobolaadka...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...