Tuesday, April 16, 2024

Xiddiga Chelsea Iyo Man City Ku Tartamayaan, Liverpool Oo Saxeexeedii Cusbaa Durba Caydhinaysa &...

Manchester United ayaa doonaysa inay goolhayaha Atletico Madrid ee Jan Oblak ku bedesho midkeeda haatan ee David de Gea. (Jeunes Footuex – in French) Manchester...

“Waan Jeex-jeexayaa Liisankayga Tababarenimo, Shaqadana Waan Ka Tegayaa Haddii Uu 10 Gool Dhalin Waayo”

Tababaraha kooxda kubadda cagta Real Madrid ee Carlo Ancelotti ayaa sheegay in uu jeex-jeexi doono liisankiisa tababarenimo oo uu hawlgab ka noqon doono ciyaaraha,...

Canada oo 36 sano kadib Maanta ciyaari doonta Koobka Kubadda Cagta Aduunka

Xulka qaranka Wadanka Canada oo ugu dambeysay in Koobka Adduunka Ciyaaraan 36 sano kahor ayaa maanta kulankooda ugu horreeya ee heerka Guruubyada la kulmaya...

Soomaaliya iyo South Sudan oo berito wada cayaaraya finalka tartanka CECAFA

Soomaaliya iyo South Sudan ayaa taariikh sameeyay tartanka CECAFA ee 17 jirada, ka dib markii ay labada xulba u soo baxeen finalka tartankan. Soomaaliya ayaa...

Marocco oo noqotay dalkii ugu horeeyay oo Afrikaana oo u gudba wareega Semafinalka

Xulka Kubbada Cagta dalka Marocco ayaa Xalay guul taariiqi ah ka gaaray kulan xiiso badan oo ay la ciyaareen dhigooda xulka kubadda dalka Portugal...

Dalalka ka qeybgalay Koobka Aduunka iyo Lacagaha ay abqql marin ahaan u helayaan

Xulka dalka Argentine ee ku guulaystay koobka adduunka ayaa la siinayaa abaal marin lacageed oo gaadhaysa illaa $42 milyan oo dollar oo loo marinayo...

Maxaa Xalay Kala Qabsaday Achraf Hakimi Oo Qadiyada Falastiin U Dooda Iyo Jamaahiirta Yuhuuda?

Garabka daafac ee kooxda Paris Saint-Germain ee Achraf Hakimi ayay ku ooriyeen jamaahiirta kooxda Israel metelaysay ee Maccabi Haifa kulankii xalay labada dhinac dhex...

Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha oo shaqo joojin ku sameeyay guddoomiyaha Xiriirka Ciyaaraha fudud

Wasaaradda Dhalinyarada iyo Isboortiga ayaa bayaan ay soo saartay ku caddeysay in Nasro Abuukar Cali aysan aheyn ciyaaryahanad ka tirsan Orodada. Sidoo kale waxaa shaqo...

Halyeeyga Kubadda Cagta Aduunka Pele oo geeriyooday

Halyeygii kubadda cagta aduunka ee xulka qaranka dalka Brazil Pele ayaa u geeriyooday xanuunka Kanser-ka iyo xanuuno kale oo uu la ildarnaa mudooyinkii dambe...

Soomaaliya oo guuldaro kala kulantay dhigooda dalka Algeria

Xulka Qaranka 17 jirada Soomaaliya ayaa Xalay guuldaro kala kulmay kulan xiiso badnaa oo ay Xalay la ciyaareen dhigooda 17 jirada dalka Algeria oo...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...