Madaxweyne Qoorqoor oo tagay furimaha dagaalka ee Xaraedheere

0

Madaxweynaha Dowladda Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa oo maalmahan ku sugnaa Degmada Xarardheere ee gobolka Mudug ayaa kormeer ku tagay fariisamaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ee ku sugan deegaanada hoostaga Degmada Xarardheere.

Madaxweynaha ayaa ciidamada qalabka sida ku bogaadiyay guulaha ay ka gaareen howlgalada lagu ka dhanka ah ee lagu ciribtirayo Kooxda Shabaab.

Dhawaan ayay aheyd markii ciidamada huwanta ah ay Al-shabaab kala wareegeen degmafa Xarardheere ee gobolka Mudug oo Shabaab u aheyd Saldhig weyn oo ay ka talinayeen in ka badan 10 sano.

SHARE

LEAVE A REPLY