Saturday, May 18, 2024

Raysal wasaare Xamse oo shir muhiim ah kaga qeybgalay dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magaalada Sharm El-Sheikh ee dalka Masar kaga qaybgalaya shir Madaxeedka sanadlaha ee Bangiga...

Xiisad culus oo ka taagan degmada Wanlaweyn

Wararka naga soo gaaraya degmada wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Maanta halkaasi ay ka taagan xiisad dagaal oo u dhaxeysa laba...

Dolwadda Fedaraalka oo shaacisay in duqeyn laga fuliyay degnmada Jilib

Duqayn ayaa ka dhacday magaalada Jilib ee ay gacanta ku hayaan maleeshiyada ururka Al-Shabaab, sidaasi waxaa tebiyey warbaahinta dawladda federaalka Soomaaliya. Wakaaladda wararka dawladda Soomaaliya...

Taliye ku xigeenkii garoonka diyaaradaha Garoowe oo la dilay

Sarkaal ciidan oo horey usoo noqday taliye ku xigeenkii ciidanka ilaalada ee garoonka diyaaradaha ee magaalada Garowe ayaa saakay lagu dilay magaalada Garowe. Warar aan...

Raysal wasaare Xamse oo maanta u ambabaxay dalka Masar

Ra’iisul Wasaaraha XFS Xamsa Cabdi Barre iyo xubno katirsan Xukuumaddiisa ayaa maanta u safray Jamhuuriyadda Carabta Masar gaar ahaan Magaalada Sharm El-Sheikh oo lagu...

Maxkamada ciidamada qalabka sida oo maanta xukun ku riday askartii ugu badneyd

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa go’aan ka gaartay kiis dacwadeedka loo heystay 13 Askari oo katirsan Ciidanka Dowladda Federaalka oo xiligaas ku qornaa Isgoyska...

Xubno ka tirsan Al-shabaab oo lagu qabtay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgalo qorsheysan oo ay Xalay ciidanka dowladda ka sameeyeen degmada Howlwadaag ee magaalada Muqdisho, kaasoo lagu soo qabtay...

Wabiga Shabeelle oo naq bilaaw ah ka sameeyay Xaafadaha Baledweyne

Wabiga Shabeelle ee dhexmara gudaha magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan oo sagaalkii bishaan ku fatahay xaafadaha Baledweyne oo sababatay barakaca kumanaan qoys ayaa...

Safiirka Soomaaliya ee dalka Sacuudiga oo sheegay inuu dhaqan xumo isaga casilay xilka

Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Sacuudi Arabia danjire Saalim Macow Xaaji ayaa iscasilay sababo la xariira dhaqan xume ay kula kaceen wafdigii madaxweynaha ee...

Ciidamada Huwanta ah oo u dhaqaaqay la wareegista degmada Ceelbuur

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ee maamulka Galmudug ayaa sheegaya in ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadka deegaanka iney Maanta u ruqaansadeen dhinaca...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...