Saturday, May 4, 2024

Dowladda oo dib u dhigtay qaadista Imtixaanka Shahaadiga ee Adrayda Baledweyne

Raysal wasaaraha Xukuumadda fedaraalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa sheegay in dib loo dhigay qaadista Imtxaanka shahaadiga ah ee ardayda magaalada Baledweyne, sababo la...

ATMIS oo shaacisay iney ku guuleysatay xalinta xisad ka taagneed Bardaale

War kasoo baxay howlgalka Kumeel gaarka ah ee Midowga Afrika loona soo gaabiyo ATMIS ayaa lagu sheegay in heshiis ay kala dhex dhigeen koox...

Kenya oo dhaqdhaqaaq culus ka bilaawday xadka Soomaaliya

Ciidamada ammaanka Kenya ayaa billaabay howlgallo lagu sugayo amniga deegaannada Dalkaas ee xiga Xadka Soomaaliya si looga hortago in dagaalamayaal katirsan โ€˜ASโ€™ ay gudaha...

Dowladda oo maanta markale Muqdisho ku qabtay agab ciidan oo Al-shabaab loo waday

Ciidanka Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka Soomaaliya ayaa Maanta markale dekada magaalada Muqdisho ku qabtay agab iyo saanad ciidan oo la sheegay in loo waday...

Agaasime Mowlid Daqaf Oo Sameeyay App Muhiim u Ah Wasaaradda Arrimaha Dibadda Ee Dowladda...

Agaasimaha Waaxda Information Communication & Technology โ€“ ICT ee Wasaaradda Qurbajoogta iyo Dhiirigelinta Maalgashiga Mudane Mowlid Daqaf ayaa sameeyay Online Application si loogu isticmaalo...

Dagaal khasaare badan geystay oo ka dhacay gobolka Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal khasaare badan geystay oo saacadahii lasoo dhaafay ka dhacay duuleedka degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha Hoose, kaasoo...

Raysal wasaaraha oo dhalinyarada Soomaaliyeed ka codsaday arin xasaasi ah

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta furay Shirweynaha Qaran ee Dhallinyarada Soomaaliyeed oo lagu dhaqangelinayo Siyaasadda Qaran ee...

Madaxweyne Deni oo si adag uga hadlay loolanka mucaaradkiisa

Madaxweynaha DG Puntland Siciid Cabdullaahi Deni oo Olole xooggan kawada deegaanno katirsan Dowlad-Goboleedkaas ayaa sheegay in uu rajo wanaagsan uu ka qabo in Dadka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo kulan la qaatay dhaxal sugaha dalka Sacuudiga

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan wadanka Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa kulan kula qaatay halkaasi dhaxal sugaha dalka Sacuudiga Amiir...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...