Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya oo gaaray dalka Itoobiya

0

Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa booqasho rasmi ah ku tegay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya

Wafdiga Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya waxaa garoonka diyaaradaha ku soo dhaweeyay madaxda Safaaradda Soomaaliya ee dalka Itoobiya iyo Saraakiil ka tirsan wasaaradda difaaca Itoobiya.

Wasiirka oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kala duwan ayaa kulamo la qaadan doona Madaxda sare ee dalka, isaga oo kala hadli doona arrimo la xiriira dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

SHARE

LEAVE A REPLY