Monday, May 20, 2024

Howlgal lagusoo qabtay xubno ka tirsan Al-shabaab oo Muqdisho laga sameeyay

Ciidamada dowladda Soomaaliya oo Xalay howlgalo culus ka sameeyay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ayaa waxay kusoo qabteen xubno lagu tuhunsan yahay iney...

Rutto oo shaqsi caan ah u magacaabay taliyaha NISA

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa Dacwad oogihii Dalkaas Nuurdiin Maxamed Xaaji u magacaabay in uu noqdo Agaasimaha hay’adda Sirdoonka Qaranka ee loosoo gaabiyo NIS...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Dooxa ee dalka Qatar, halkan oo ay uga bilaabatay booqasho rasmi ah oo...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo sameeyay magacaabis cusub

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u magacaabay Marwo Mako Maxamuud Muuse in ay noqoto Lataliyaha Madaxweynaha ee dhanka Xakameynta Qulqulka...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood ee gobolka Sool

Wararka naga soo gaaraya degaannada Samakaab iyo DhabanSaar oo katirsan gobalka Sool ayaa sheegaya in halkaasi uu ka socdo dagaal u dhaxeeya Ciidamada degaanka...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal culus oo ka dhacay Garowe

Dagaal geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa Magaalada garoowe xalay waxaa uu ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan Maamulka Puntland, balse kala...

Wararkii ugu dambeeyay doorashada dalka Turkiga iyo Rajada Erdogan oo…

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan oo ka hadlay Doorashada dib loogu laabanayo wareegga kale maadaama codadka ugu badan aanay gaarin halkii loogu talagalay ee...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay shaqaaleysiinta 10 kun oo dhalinyaro ah

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku dhawaaqay in dowladdiisa ay qaadan doonta 10,000 oo shaqaale rayid ah, kuwaas oo la qaadan...

Askari horay u dilay Sarkaal ciidan oo laga soo qabtay dalka Suudaan

Booliiska Koofurta Suudaan ayaa dhiggiisa Soomaaliya u gacangeliyay Sakariye Cali Axmed Cosobow oo ku eedeysan in uu Muqdisho gaar ahaan Degmada Dayniile waaxda Kordamac...

Soomaaliya iyo Kenya oo Maanta kala saxiixday heshiisyo Muhiim ah

Kulan heerkiisu sareeyo ayaa Maanta ku dhexmaray magaalada Nairobi ee dalka Kenya wasiiradda arrimaha Dibadda, Gaashaandhiga iyo Amniga ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya, kaasoo...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...