Wednesday, May 15, 2024

Nabadoono caan ka ahaa Baledweyne oo lagu dilay qarax miino

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Cagoole oo qiyaasti 60km koonfureed Baladweyne kaga beegan ayaa sheegaya in gaari ay saarnayen dad Nabadono ah ay miino...

Kumaandooska Soomaaliya oo ka farxiyay Xoolo dhaqato Shabaab dhibaateyeen

Ciidanka kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Danab ayaa gargaagr raashiin ah u qeeybiyay shacabka ku dhaqan degaanka Teedaan ee gobolka Hiiraan oo kamid meelihii...

Soomaaliland oo ka walaacsan safarka Madaxweynaha Soomaaliya uu ku tagay dalka Mareykanka

Saacado kooban kadib markii uu madaxweynaha Soomaaliya gaaray dalka Mareykanka oo uu la kulmay Pentagon dalkaasi, waxaa qeylo dhaan afka furtay Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka...

Dowladda Soomaaliya oo saartay Fariin farxad galineysa dagaalyahanada Al-shabaab

Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Kooxda Al-Shabaab in ay isku soo dhiibaan ciidamada ammaanka Soomaaliya si looga fogaado in la dilo,iyadoo dowladduna ay...

Quburada dhanka amniga oo ka digay adeegsiga Alshabaab ee diyaaradaha Droneska

Kornayl David Peddle oo ah sarkaal howlgab ah oo horay uga tirsanaan jiray ciidamada milateriga ee dalalka Koonfur Afrika iyo Ingiriiska ayaa xaqiijiyay in...

Booliiska Mareykanka oo dad u soo qabtay dilal naxariis daro ah oo loo geystay...

Ciidamada Booliiska dalka Mareykanka ayaa muddo 24 saac gudahood ah magaalooyin ka tirsan dalka Mareykanka toogasho lagu dilay labbo nin oo Soomaali ah oo...

Ruushka oo hanjabaad culus u jeediyay Mareykanka oo doonaya inuu Ukraine ka…

Dowladda Ruushka ayaa shaacisay in hadii dowlada Mareykanka ay go'aansato in Ukraine ay ka caawiso gantaalaha riddada dheer si ay dagaalka ugu adeegsato an...

Wararkii ugu dambeeyey dagaalka dalka Armenia iyo Azerbaijan & Khasaarahii ugu badnaa oo gaaray...

Azerbaijan ayaa maanta sheegtay in 71 ka mid ah askarteeda ay ku dhinteen iska horimaad ay xuduudda kula galeen ciidamada Armenia labadii maalmood ee...

Sawirro: DANAB oo burburiyey xaruntii ugu weyneyd ee qaraxyada ee Al-Shabaab

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa maanta burburiyay Saldhigii ugu weyna ee argagixisada Al-Shabaab ay ku diyaarin...

Madaxweynaha Turkiga Erdogan Oo Digniin Kama Danbeys Ah U Diray Dalka Armenia.

Madaxweynaha Turkiga Tayyib Erdogan ayaa Arbacadii sheegay in hab-dhaqanka Armenia ee ku aaddan Azerbaijan uu yahay mid aan la aqbali karin, isla markaana ay...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...