Friday, May 3, 2024

Wax ka baro sababta loo yiraahdo Waxbarashada Dumarka Jiko baa u dambeysa

Hooyo ayaa iyadoo Gabadheed ku waanineysa Waxbarashada, waxey ku tiri:- Hooyo wey na yasaan, nagu dhega hadlaan, na xasdaan, na Ceebeeyaan, isha faraha naga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka tacsiyadeeyay geerida Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa tacsi u diray qoyska, qaraabada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka baxay Alle ha...

Jenaraal ka mid ahaa Golahii Sare ee Kacaanka oo geeriyooday

Waxaa Xalay magaalada Melbourne ee dalka Australia ku geeriyooday Allaha u naxariiste Jenaraal Cismaan Maxamed Jeelle oo ka mid ahaa Golahii sare ee dowladdii...

Fagaare ku yaala Baydhabo oo Maanta lagu toogtay laba nin

Waxaa Saakay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay xukun dil toogasho lagula fuliyay laba nin oo loo haystay dil ay horay u geysteen. Labada nin...

Madaxweyne Xasan Sheekh ” 15 sano waxay AMISOM qaban weysay ayay ciidanka xoogga qabteen”

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada Dooxa ee Caasimadda dalka Qatar kula kulmay Saraakiil iyo Saraakiil xigeenno ku biiraya Ciidamada Qalabka...

Xukuumadda Soomaaliya oo dhaqab galisay sharuuc muhiim ah

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta daah-furay dhaqan gelinta shuruucda Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliyeed oo la jaan...

Wasiiradda Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Kenya oo ka shiray la dagaalanka Al-shabaab

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur iyo dhiggiisa dalka Kenya Mudane Aadan Barre Ducaale ayaa maanta ka wadahadlay iskaashiga dagaalka ka dhanka Khawaarijta...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Amiirka dalka Qatar

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmi ah ku jooga magaalada Dooxa ayaa Qasriga Madaxtooyada dalkaas kulan kula qaatay...

Wararkii ugu dambeeyay qarax Maanta ka dhacay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax duhurnimadii maanta ka dhacay degmada Xamarweyne ee magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay meelo badan oo ka...

Xeer ilaalinta Puntland oo amartay in la soo xiro afar siyaasi oo caan

Xeer ilaaliyaha Guud ee Dowlad-Goboleedka Puntland Axmed Yusuf Taaraan ayaa Warbaahinta la wadaagay Waaran lagu soo qabanayo Afar Mas’uul oo kala ah: 1-Khadar Cabdiraxmaan Maxamed...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...