Ciidamada Huwanta ah oo howlgalo ka wada Koonfurta Baledweyne

0

Howlgal qorsheysan uu hor, kacayo Gudomiyaha gobolka hiran cali jeyte cismaan aya kasocda tuloyinka dhaca kofurta Magalada beledweyn ee dhanka jinka wabiga shabelle

Maleshiyaad katirsan Shabaab aya adeganadan si dhumaleysi ah ku imaan jiray aya kala firxaday kadib marki cidanka ay isku balariyay tuloyinka Camalow Hilobacad Galyare Sugow Barey iyo Baladul Amin

Dadka deganka aya shegay in maleshiyadka khawarijta ay dhibatoyin jogta kuhayeen xilayada ay shabaab dhumaleysiga wabiga kaga so gudban

Iyado lagu gudajiro xili Robadka dadka tuloyinka kunol ay isku diyarinaya tacbashada Beraha ayey ururka Shabaab isku dayayeen in ay bulshada ka hor istagaan tacbashada dalag yada kala duwan ee beeraha .

SHARE

LEAVE A REPLY