Saturday, May 18, 2024

Taliye Biixi ” Cali dheeroow Calaalka iska dhaafe isku soo dhiib gacanta dowladda jaanis...

Taliyaha ciidanka Lugta xoogga dalka Soomaaliyeed Jenaraal Maxamed Tahliil Biixi ayaa si adag uga jawaabay hadalkii kasoo yeeray Afhayeenka Kooxda Al-shabaab Sheekh Cali Dheere...

54 dagaalame oo Shabaab looga dilay Hiiraan

Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliya oo kaashanaya kuwa deegaanka ee Macaawisleyda ayaa ku dhawaad 50 ka tirsan kooxda Al-Shabaab ku dilay meel u dhow degmada...

DEG DEG:- Dagaal lagu dilay 45 ka mid ah dagaalamayaasha Al-shabaab oo Caawa ka...

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Yasooman ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay halkaasi ku dileen 45 ka tirsan Al-shabaab. Taliyaha...

DEG DEG:- Al-shabaab oo Maanta gubtay guryahii iyo Ceelbiyoodki deegaanka Ceel jiqoow

Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceel Jiqoow oo ka mid ah deegaanada hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalamayaal ka tirsan...

Madaxweyne Xasan ” Sax maaha in Caruur Soomaaliyeed mid Cuno la’aan u dhinto, midna...

Madaxweynaha dowladda Fedaraalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo u jeedinaayay khudbad dhinacyo badan taabaneyso oo quseysa arrimaha Soomaaliya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada...

Ciidamada dowladda iyo Macawiisleey oo la wareegay deegaanadii ugu badnaa 10 sano kadib

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya kuwa dib u xureynta deegaanka ee loo yaqaano Macawiisleey ayaa saacadahii lasoo dhaafay Al-shabaab kala wareegay deegaano dhowr...

Muuse Biixi oo jawaab kulul ka bixiyay hadalkii madaxweynaha Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa Jawaab kulul ka bixiyey hadalkii kasoo yeeray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ee ahaa in...

Madaxweynaha Soomaaliya marnaba ma aqbali doono gooni isku taaga Somaliland

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa si qota dheer uga hadlay arrinta Somaliland iyo sida laga yeelayo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo si kulul uga jawaabay war kasoo baxay Puntland

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka jawaab celiyay hadalkii dhawaan kasoo yeeray dowlad goboleedka Puntland, kaaso...

Gaadiid farabadan oo Maalintii Saddexaad ku xayiran Gobolka Mudug & maleeshiyaad heysta

Waxaa Maalintii Saddexaad oo xiriir ah maleeshiyaad hubeysan uu u xiran yahay Koontoroolka laga soo galo Magaalada Xarfo ee Gobolka Mudug, halkaas oo ay...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...