Friday, May 3, 2024

Dowladda Kenya oo heshiis hordhac ah la gaartay Mucaaradkeeda

Dowladda Kenya iyo mucaaradka ayaa isku raacay in la sameeyo guddi si hoose ugu xalliya khilaafaadkooda, kaddib toddobaadyo ay socdeendibad baxyo rabshado wata. War saxaafadeed...

Wasiir Rooboow oo beeniyay in akoonkiisa uu ku shubtay 5 Milyan oo doolar

Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta ee dowladda Federaalka Mukhtaar Rooboow ayaa beeniyay warar lagu baahiyay baraha bulshada, kuwaas oo sheegay 'in la musuq-maasuqay'...

DAAWO SAWIRADA:- Wararkii ugu dambeeyay Weerarka gobolka Banaadir iyo Meydad badan oo….

Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya degmada xamar weyne ayaa sheegaya in weli aan lasoo afjarin dableyda weerarka ku qaaday xarunta maamulka gobolka...

Taliye Sulub ma jiri doonto laaluush dambe oo CID-da dadka looga qaadan doono

Iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay jirtay cabasho aad u xoogan oo ay dadka shacabka ah ka muujiinayeen howlaha shaqada CID-da ee xarunta magaalada Muqdisho...

Ciidanka dowladda oo la wareegay deegaano ka tirsan Galgaduud

Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saacadahii lasoo dhaafay kooxda Al-shabaab kala wareegay deegaanada kala ah Ceelbiyoodyo iyo Ceel Cali Xasan oo ka tirsan gobolka...

Xukuumadda Soomaaliya oo war kasoo saaray weerarada kooxda al-shabaab

Shirka todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyey heshiiska Adeegga Duulista iyo...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay guddoomiyaashi hore ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa caawa hooygiisa casho sharaf ugu sameeyay Guddoomiyeyaashii hore ee Golaha...

Sheeko yar oo waano ugu filan ruux kasta

Sawirkaan wuxuu muujinayaa SHIMBIRO dhal ah oo yar yar buulkii hooyadood kaga tagtay ku dhintay. Waxay sugaayeen hooyadood si ay cunto ugu keento, balse sida...

Wasiirka Ciyaaraha Soomaaliya oo si adag uga hadlay gabadhii ka qeyb gashay tartanka oradka...

Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Barre Maxamuud ayaa ka hadlay hadal heyn badan oo ka dhalatay saacadahii lasoo dhaafay gabar...

Jubbaland oo shaacisay iney fashilyeen weerar qaraxyo ah

Ciidanka Nabadsugida maamulka Jubbaland ayaa Xalay howlgalo qorsheysan ka sameeyay xaafado ka mid ah magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Taliska ciidanka Nabadsugida Jubbaland...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...