DEG DEG ’Nabad sugida Somalia oo xirtay Wariye Zakaria Mohamud Timacade oo ka mida wariyaasha ka howlgalo Tv Universal Xafiiskiisa Muqdisho.

0

Nabad sugida Somalia ayaa ku eedesay Zakaria Timacade in uu baahiyay warbixin Ku saabsan in Al shabab ay amreen Ganacsatada Muqdisho in Goobahdooda Ganacsiga ay ka saaraan Kaamirada qarson ee ku xiran si aan loo arkin ragga Shabab ka mida ee falalka amni darada ka sameyo Muqdisho.

Wariyaha oo 24 saac ka badan ku jiray Gacanta hayada dandi baarista Somalia NISA ayaa dib u helay xurayadiisa Saqdii dhaxe ee caawa.

Zakaria oo ah wariye itna badan dabagala ku sameya arimaha Amiga iyo dhibaatooyinka Al shabab ay u geestaan bulshada ayaa warixintan ku sii deeyay maalma ka hor Tv Universal ..

SHARE

LEAVE A REPLY