Saturday, May 18, 2024

Wiil Soomaali ah oo toogtay gabar xiriir Jaceyl kala dhaxeeyay kadibna isaga is-toogtay.

Magaalada Colombus ee gobola Ohio wiil dhalinyaro ah oo lagu magacaabayay Cali Dirir ayaa xalay toogtay gabar xiriir jaceyl kala dhaxeeyay oo lagu magacaabo...

Jenaraal Sheegow iyo qaar ka mid ah askartiisa oo gacanta lagu dhigay

War goordhaw soo dhacay ayaa sheegaya in ciidanka ammaanka, gaar ahaan kuwa xasilinta caasimadda gacanta ku dhigeen jeneraal Sheegow iyo qaar kamid ah ciidankiisa...

Dagaal culus oo ciidamada dowladda ku dhexmaray Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal ku dhawaad 10 saacadood qaatay oo xaafado ka tirsan degmada Dharkeenleey ee magaalada Muqdisho ku dhexmaray ciidamo...

Wararkii ugu dambeeyay dhaqdhaqaaq xoogan oo ka socda Galgaduud

Ciidamada gaarka u tababaran ee Kumaandooska DANAB, GORGOR & Guutooyinka cusub ee dhowaan la geeyay Gobolka Galgaduud ee Dowlad-Goboleedka Galmudug oo kaashanaya Dadka deegaanka...

Duqeyn lagu dilay dagaalamayaal Shabaab ah oo ka dhacday Hiiraan

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in howlgal ka dhacay Deegaanka Cali Fuuto oo qiyaastii 35 KM u jira Degmada Kuntuwaaray Gobolka Shabeelaha Hoose ee...

Howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose oo lagu dilay dagaalamayaal badan oo Shabaab ah

In ka badan 20 Alshabaab ah ayaa lagu dilay howlgal qorshaysan oo ciidamada dowladda Qaranka iyo Saaxiibada caalamka ay ka fuliyeen deegaanka Cali Fuuto...

Madaxweynaha Soomaaliya oo shaaciyay waqtiga lasoo afjaro dagaalka Shabaab

Madaxweynaha Dowladda federalka Soomaaliya, Xasan sheikh Maxamuud ayaa sheegay sanadkan inta ka harsan inay Alshabaab dalka kaga xorayn doonaan. Madaxweyne Xasan Sheikh ayaa sheegay in...

Madaxweyne Xasan oo shaaciyay sababta Al-shabaab ku diideen wadahal

Madaxweynaha dowladda federalka Soomaaliya, Xasan Sheikh Maxamuud ayaa sheegay, kooxda Alshabaab in aysan ogolayn inay wadahadal la galaan Dowladda Soomaaliya. Madaxweyne Xasan Sheikh oo ka...

Raysal wasaaraha Soomaaliya amar ku bixiyay in wasiiradda iyo shacabka kale ku biiraan dagaalka...

Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo uu guddoominayey Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre, ayuu ku faray Hay’adaha Dowladda iyo qeybaha kala duwan...

Wasaaradda Waxbarashada oo amar cusub duldhigtay aradyada Soomaaliyeed

Wareegto ka soo baxday Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa laga billaabo sannad-dugsiyeedka 2023/2024 dammaan ardayda doonaysa inay galaan...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...