Saturday, May 4, 2024

Haweeney 7 caruur ah dishay oo maanta la xukumay

Garsoore ku sugan dalka Britain ayaa kalkaaliso caafimaad ku xukumay xabsi daa’in, kadib markii lagu helay inay dishay 7 caruur ah, isla markaana ay...

Banaanbaxayaal lagu rasaaseeyay magaalada Baledweyne

Inta la xaqiijiyay hal qof oo ka mid ahaa dadweyne dhigaayay banaanbax looga soo horjeedo xariga Jenaraal Sheegoow ayaa geeriyooday laba kalana dhaawacyo ayaa...

Ciidanka dowladda oo howgal culus ku burburiyay fariisimo Al-shabaab laheyd

Ciidamada dowladda Fedaraalka Soomaaliya, gaar ahaan guutada Khaalid Binu Waliid ayaa saacadahii lasoo dhaafay howlgalo qorsheysan ku buburiyay fariisimo kooxda Al-shabaab ku laheyd degaano...

Madaxweyne Saxiixiisa laga been abuuray oo doonayo talaabo uu…

Madaxweynaha dalka Pakistan Arif Alvi ayaa Axaddii sheegay inuu diiday inuu saxeexo laba hindise sharciyeed oo ay soo ansixiyeen baarlamaanka dalkaas, kuwaas oo la...

Dowladda Soomaaliya oo dalka ka macnuucday Tiktok, 1 exbet iyo Aalado kale

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay iney dalka ka mamnuucday aaladaha Tiktok, Telegram iyo Aalada Qamaarka lagu ciyaaro ee 1XBET. War-saxaafadeed ka soo baxay Wasiirka Isgaarsiinta iyo...

Banaanbax looga soo horjeedo xariga Sheegoow oo Muqdisho gilgilay

Dibadbaxayaal ka caraysan xarigga Sheegow Axmed Cali oo ah sarkaal la dagaalamay ciidamada amniga ee caasimadda Muqdisho kaas oo shalay la soo qabtay ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo fursad muhiim ah u soo bandhigtay Al-shabaab

Xarunta Qaran ee ka hortaga iyo la dagaalanka fikradaha xagjirka ah Tubsan ee dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay fursad cusub oo dagaalamaaysha Al-shabaab...

Wararkii ugu dambeeyay dagaal ka dhacay Garoowe

Hal askari oo katirsan ciidanka Booliiska Puntland ayaa ku dhaawacmay, kaddib iska hor imaad xalay dhexmaray koox dabley ah oo cabtooy ah iyo ciidamada...

Ciidanka dowladda oo jiho cusub ka weeraraya Ceelbuur

Ciidanka Xoogga Dalka oo garabsanaya xoogaga deegaanka ayaa jiho cusub uga dhaqaaqay magaalada Ceelbuur oo la doonayo in laga saaro maleeshiyada Al-Shabaab. Ciidamada oo ka...

Kulankii Golaha shacabka oo baaqday iyo guddoomiye Aadan Madoobe oo amar soo saaray

Kulanka maanta ay lahaayeen Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa u baaqday kooram la’aan, iyada oo Guddoomiyaha Golaha Sheekh Sheekh Aadan Maxamed Nuur...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...