Tuesday, April 23, 2024

Ciidanka dowladda oo qarka u saaran iney la wareegaan Ceelbuur

Wararka ka imaanaya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in ciidamada huwanta ah ay kaabiga ku hayaan degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud oo kooxda Al-shabaab ku...

Al-shabaab oo weerar culus ka geysatay Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal Degmada Kaxda ku dhexmaray Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo ‘AS’ xalay waqti dambe, dagaalkaan waxa uu ka...

Xamse oo guddoomiyay kulan lagu dardar galinaayay amniga dalka

Muqdisho, 22, Agoosto 2023–Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey kulan looga hadlayey dardar-gelinta amniga caasimadda iyo sidii looga...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqday goobta laga hagayo dagaalka Al-shabaab

Madaxweynaha Jamhuuriyada federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ku howlan xaqiijinta Soomaaliya xasiloon ayaa kormeeray xarunta hawlgalinta ciidamada xoogga dalka oo u jiheeyay...

Xukun Maanta lagu riday askari dhawaan Muqdisho ku dilay nin Kenyaati ah

Maxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta xukun ku riday askari ka tirsana ciidanka xoogga dalka oo lagu helay inuu dilay nin Injineer...

Dagaal culus oo ka socda magaalada Laascaanood

Dagaal xooggan oo dhowr jiho ah oo u dhaxeeya ciidamada Somaliland iyo kuwa SSC- Khaatuma ayaa ka socda bariga magaalada Laascaanood, iyo halka loo...

Dowladda Soomaaliya oo xaqiijisay in ciidanka cirka Soomaaliya duqeyeen..

Wasaaradda gaashaandhigga dowladda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in howlgalka lagu xoreynayo degaanada Galmudug ay ka qeyb galayaan markii ugu horreysay, ciidamada cirka Soomaaliya oo ay...

Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay magaalada Muqdisho

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho, kaasoo aroorninadii hore e Saakay ka...

Donal Trump oo ku dhawaaqay inuu is dhiibaayo

Madaxweynihii hore ee Mareykanka Donald Trump ayaa sheegay in uu Khamiista nagu soo aaddan ee ah 23ka Agoosto 2023 isu dhiibayo maamulka Gobolka Georgia...

Dayax gacmeed ruushka leeyahay oo burburay

Dayax gacmeed lagu magcaabo Luna-25 oo Ruushku leeyahay ayaa ku dul burburay dayaxa dushiisa, sida ay sheegtay wakaaladda sahanka hawada sare ee Ruushku. Wakaaladda ayaa...

Stay connected

0FansLike
0FollowersFollow
0SubscribersSubscribe

Latest article

Axmed Madoobe oo si kulul u dhaliilay howlgalada ka socda Galmudug

Madaxweynaha maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe oo khudbad ka jeediyay xeritaankii shirka golaha wadatashiga qaranka ayaa si adag uga hadlay dagaalka dowladda Soomaaliya...

Dowladda Soomaaliya oo gargaar u dirtay Laasxaanood

Hay'adda Maareynta iyo Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed ee SODMA ayaa Maanta deeq gargaar ah oo isugu jirta raashiin iyo daawooyin u dirtay dadka Soomaaliyeed ee...

Dagaalamayaal badan oo kooxda Al-shabaab looga dilay Jubbada Hoose

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo ciidanka Kumaandooska Danab ay ka sameyeen saacadahii lasoo dhaafay deegaanka Yaaq dabey oo ka tirsan...