Wax ka ogoow dalalka ogolaaday in la gubo Kitaabka Quraanka iyo kuwa diiday

0

Qaramada Midoobay ayaa cod u qaaday in hada wixii ka dambeeya aan Kitaabka Quraanka Kariimka lagu xadgubi karin, kadib dhacdadii ka dhacday dalka Sweden.

28 wadan ayaa (Yes) ugu codeeyay in kitaabka Quraanka Kariimka aan marna loo soo dhowaan karin.

Halka 12 wadan kasoo horjeesteen (No) go’aanka Qaramad midoobay. Waxeyn taageereen dhacdadii Sweden ee kitaabka lagu gubay. 7 wadan ayaa ka aamusay.

Somaliya ayaa kamid ah wadamada Yes ugu codeeyay in Kitaabka Alle aan marna loo soo dhowaan karin.

SHARE

LEAVE A REPLY