Wariye Caan ahaa oo Xalay ku geeriyooday Muqdisho

0

Alle ha u naxariisto Waxa Caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyooday  Wariye Ismaaciil Sheekh khaliifa oo ahaa saxafi  Rug cadaa ah oo  muddo badan ka soo shaqeeyay warbaahinta.

Wariye Ismaaciil Sheekh khaliifa ayaa ayaa maalamaah ku xanuunsanayay Magaalada Muqdisho iyadoo oo uu dhaawac ka soo gaaray qarax loogu xiray gaari uu watay oo muuddo ay ka soo waregatay dalka dibadana  loo qaaday balse dhaawaca qaraxa  oo muddo ay ka soo wareegatay ayaa la sheegy in uu u geeriyooday.

Marxuum Ismaaciil Sheekh Khaliifa oo ahaa Wariye Rug cadaa ah ayaa Agaasime ka soo noqday dhowr warbaahin.

Sidoo kalena,  Waxa uu ka mid ahaa Macalimiintii wax ka dhigi jirtay Xarumo waxbarsho oo ku yaala Magaalada Muqdisho.
Alle ha unaxaristee’ Marxuum Ismaaciil Sheekh Khaliifa ayaa wxaa uu ka mid aha Madaxda dallada SOMA.

SHARE

LEAVE A REPLY