DEG DEG:- Qaraxyo waa weyn oo goordhaw ka dhacay Muqdisho

0

Weerar ku bilowday qarax ayaa lagu waramayaa in lagu galay xarunta Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo ku taala isgoyska Soobe.

Sidoo kale Qarax labaad oo aad xooggan ayaa laga maqlay isla goobta Qaraxii hore ka dhacay.

Rasaas ayaa lasoo warinayaa in ay ka dhaceyso aaggaas.

Khasaaraha illaa haatan ma cadda.

SHARE

LEAVE A REPLY