DEG DEG:- Dagaal culus oo goordhaw ka bilaawday Laascaanood

0

Wararka ka imaanaya magaalada Laascaanood ayaa sheegaya in halkaa dagaal uu ka socdo kaas oo bilowday abbaaro sagaalkii iyo barkii subaxnimo ee saaka. Dagaalka ayaa ka dhacaya bariga magaalada oo ka mid ah goobaha ay isku hor-fadhiyeen ciidamada Somaliland iyo kuwa deegaanka.

Inkastoo weli dagaalku socdo,oo aan si dhab ah loo xaqiijin karin khasaaraha, haddana wararka aan ka heleyno magaalada ayaa sheegaya in cusbitaallada magaalada la geeyay dad dagaalka saaka ku dhaawacmay.

Wixii warar ah oo ku soo kordha dagaalka

SHARE

LEAVE A REPLY