Aroosadii Bikro mahan loogu fadeexeystay Xaafada oo….

0

Gabadhan oo u dhalatay Masar ayaa guursatay nin balse maalin kadib arooskeeda ayuu u soo celiyay gurigoodii iyo waalidkeeda isagoo sheegay in aanay Bikro ahayn gabadhoodu.

Arintan ayaa ceeb iyo fadeexad ku noqotay qoyska gabadha waxana dhimatay sumcadii aay ku lahaayeen xaafada aay degan yihiin.

Hayeeshee aabaha dhalay gabadha ayaa inantiisa geeyay cusbitaalka si uu u soo baaro gabarnimadeeda iyadoo loo xaqiijiyay in gabadhiisu tahay Bikro.

Aabaha ayaa dushiisa ku qaaday gabadhiisa isagoo ku soo wareejiyay guriga ninka sumcada ka dilay gabadhiisa iyo xaafada si uuu u cadeeyo gabarnimada inantiisa isagoo aay daba socdan dad badan oo degan xaafada.

SHARE

LEAVE A REPLY