DEG DEG:- Qaraxyo Ismiidaamin oo goordhaw ka dhacay magaalada Baardheere

0

Waxaa goordhaw Magaalada Baardheere ee gobolka Gedo ka dhacay laba qarax oo aad u xooggan.

Qaraxyada ayaa lasoo warinaya inay yihiin kuwa ismiidaamin ah oo geystay khasaare kala duwan

Warku wuxuu intaa ku darayaa in qaraxyadu ay ka dhaceen goob lagu tababarayay ciidamo badan.

Lasoco wixii kusoo kordha warkan insha allah.

SHARE

LEAVE A REPLY