DEG DEG:- Ciidanka dowladda oo si buuxda ula wareegay gacan ku heynta Xarardheere

0

Dowladda Soomaliya ayaa shaacisay in maanta ay si rasmi ah ula waregtay gacan ku haynta degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, taasi oo AL-Shabab ay ka talinayeenw ax ka badan 10 sano.

Ciidanka xoogga dalka iyo xoogagga degaanka ayaa si rasmi ah ula wareegay degmada Xarardheere ee koonfurta gobolka Mudug, waxaana sidaas warbaahinta Dowladda u xqiijiyay Wasiirka Gaashaandhigga ee dowladda Soomaaliya Cabdiqaadir Maxamed Nuur.

Waxaana la sheegay in dagaalamayaashii AL-Shabaab eek u sugnaa degmadaasi ay isaga baxeen.

Ciidanka huwanta ah ee qabsaday Magaalada ayaa hadda baaritaan ka wada xaafadaha degmada.

SHARE

LEAVE A REPLY