Abwaan Caan ah oo maanta lagu dilay magaalada Laascaanood

0

Alle ha u naxariisto waxaa maanta magaalada Laascaanood ku geeriyooday Abwaan Jaamac Kediye Cilmi oo ka mid ahaa abwaanada Soomaaliyeed ee sida weyn loo yaqiinay.

Alle ha u naxariistee abwaanka ayaa la sheegau inuu ku geeriyooday duqayn ka dhacday magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool.

Duqetmaha uu ku geeriyooday abwaanka ayaa waxaa geystay ciidamada maamulka Soomaaliland ee halkaasi kula dagaalamaya dadka deegaanka reer Laascaanood.

SHARE

LEAVE A REPLY