DEG DEG:- Aadan Barre oo loo magacaabay wasiirka Gaashaandhiga dalka Kenya

0

Madaxweynaha Kenya William Ruto ayaa
Xidhibaan Aadan Barre Ducaale u magacaabay Wasiirka Difaaca Kenya, ka dib markii uu goordhow shaaciyay Golaha Wasiirrada.

Aadan Barre waxaa uu hore soo noqday guddoomiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya, iyadoo sannadkana markale loo doortay xildhibaan Baarlamaan.

Aadan waxa uu wakiil ka ahaa deegaanka Dujis ee baarlamaanka qaranka Kenya ilaa doorashadii baarlamaanka ee 2007. Waana mid kamid Soomaalida dhinaca siyaadda ugu caansan.

SHARE

LEAVE A REPLY